Goobjoog Media

Goobjoog Media GOOBJOOG News provides in-depth coverage of Somalia and the Horn of Africa. Goobjoog Television is headquartered in Mogadishu and transmits via satellite.

It is a news and current affairs media outlet dedicated to providing balance, authority and informative reporting on developments in Somalia, the Horn of Africa and East Africa

07/10/2025

TOOS:- Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Shirweynaha Urur-goboleedka Bariga Afrika ee 2025.

02/10/2025

Shacabka gobolka Banaadir ma u diyaarsan yihiin doorasho qof iyo cod ah?

Agaasimaha Hayโ€™adda Maxaliga ah ee Independence House oo xog aruurin ka sameysay diiwaan galinta dadweynaha Caasimadda iyo diyaar garowga doorashada ayay Goobjoog wareysigaan la yeelatay.

01/10/2025

Toos: Kulanka Golaha Shacabka BJFS.

30/09/2025

Podcast-ga Soomaalidu mala jaan qaadi karaa Podcast-yada casriga ee Caalamka?

Agaasimaha guud ee Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayay Goobjoog wax ka weydiisay wax yaabaha uu Podcast-gu ku soo kordhin karo bulshada Soomaaliyeed iyo caqabadihiisa.

29/09/2025

TOOS:- Furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

23/09/2025

โ€œ ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—น๐—ฎ ๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜†โ€

Wareysi xiiso badan oo dhinacyo badan oo siyaasadda dalka, Musharaxnimadiisa Galmudug iyo Maxkmadeyntiisii ay qeyb ka yihiin ayay Goobjoog la yeelatay Agaasimihii h**e ee Hayโ€™adda Socdaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi.

19/09/2025

โ€œ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐Ÿญ-๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ณ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

Wareysi xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya ayay Goobjoog la yeelatay Maareeyaha guud ee Hayโ€™adda NIRA Cabdiweli Cali Cabdulle ( Timacadde).

17/09/2025

BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN 2022-2025.

17/09/2025

โ€œ Cuntooyinka tayo laโ€™aanta ah ee dalka lakeeno Kansar iyo Cuduro aan la aqoon daawadooda ayaa laga qaaday, dadkiina waa u baabaโ€™eenโ€

Wareysi kooban :- Pof Shaafici Yuusuf Cumar.

15/09/2025

Barnaamijka Doodda Dadweyne ee la Xisaabtanka Xukuumadda iyo Xaaladda Dalka.

11/09/2025

DARAASAD: Maxaad kala socotaa, sida loo maareeyo Dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir & Uruurinta Canshuuraha?

10/09/2025

Toos: Barnaamijka Waasan

Address

Flat 8 President House King's Square
London
EC1V 8DB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goobjoog Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goobjoog Media:

Share