Darwiish24 Tv

Darwiish24 Tv This is the official page of Darwiish24 Tv, a newly established Somali independent digital

Laascaanood iyo Buhoodle kuu doonaba ha ahaadee Waa horumar bilowgii garoonkani, waana in la bogaadiyaa.
13/11/2025

Laascaanood iyo Buhoodle kuu doonaba ha ahaadee Waa horumar bilowgii garoonkani, waana in la bogaadiyaa.

Abdulqadir Firdhiye ayaa kuu guulaystay in uu noqdo Madaxweynaha Woqooyi-bari ee 2025 ilaa 2030.
30/08/2025

Abdulqadir Firdhiye ayaa kuu guulaystay in uu noqdo Madaxweynaha Woqooyi-bari ee 2025 ilaa 2030.

LIISKA MUSHARRIXIINTA BUUXIYAY SHURUUDAHA MUSHARRAXNIMO EE DOORASHADA MADAXWEYNAHA IYO MADAXWEYNE KU XIGEENKA WAQOOYI BA...
28/08/2025

LIISKA MUSHARRIXIINTA BUUXIYAY SHURUUDAHA MUSHARRAXNIMO EE DOORASHADA MADAXWEYNAHA IYO MADAXWEYNE KU XIGEENKA WAQOOYI BARI SOOMAALIYA.

Gudoonka barlamaanka ayaa soo gabgabeeyey booqashadii iyo kulamadii uu kala lahaa musharixiinta madaxwaynaha dawlada Wuq...
27/08/2025

Gudoonka barlamaanka ayaa soo gabgabeeyey booqashadii iyo kulamadii uu kala lahaa musharixiinta madaxwaynaha dawlada Wuqooyi Bari.

Doorashada Madaxwaynaha dawlada Wuwooyi Bari oo lagu wado inay ka qabsoonto magaalada caasimada ah ee LAASCAANOOD, maali...
27/08/2025

Doorashada Madaxwaynaha dawlada Wuwooyi Bari oo lagu wado inay ka qabsoonto magaalada caasimada ah ee LAASCAANOOD, maalinta sabtida ah ee 30 bisha August ee fooda inagu soo haysa I.a!

General Cabdi Madoobe oo guutada jidbaale tababar ugu soo xidhay xerada tababarka ee indha baadane!
27/08/2025

General Cabdi Madoobe oo guutada jidbaale tababar ugu soo xidhay xerada tababarka ee indha baadane!

DEG DEG: Dr.Aadan Cabdullaahi Aw-xasan ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Woqooyi-bari Soomaaliya.Waa mus...
23/08/2025

DEG DEG: Dr.Aadan Cabdullaahi Aw-xasan ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Woqooyi-bari Soomaaliya.

Waa musharraxa lagu tirinayey dhinaca DFS.

Ugu dambeyn gooni u goosatada wuqooyi galbeed ayaa maanta Nairobi kafurtay dhismo qaabilsan howlaha dadkooda ee Kenya. T...
29/05/2025

Ugu dambeyn gooni u goosatada wuqooyi galbeed ayaa maanta Nairobi kafurtay dhismo qaabilsan howlaha dadkooda ee Kenya. Tani ayaa timid kadib markii dhowaan ay dowladda Kenya diiday in xafiiskaasi lasiiyo darajada Xafiis Diblomaasiyadeed.

Alle ha u naxariistee Jeneral Maxamed Saciid Xirsi Morgan ayaa kugeeriyooday isbitaal kuyaala Nairobi, Ilaahay ha u naxa...
28/05/2025

Alle ha u naxariistee Jeneral Maxamed Saciid Xirsi Morgan ayaa kugeeriyooday isbitaal kuyaala Nairobi, Ilaahay ha u naxariisto marxuumka.

Morgan waxuu kamid ahaa saraakiishii meleteriga Soomaaliya ugu caansanayd. Mudadan dambe waxuu kunoolaa magaalada Garowe.

Golaha NCC ayaa isla aqoonsaday in SSC-Khaatumo ay tahay xubin ka mid ah dowladaha xubinta ka ah DFS, laguna soo dhammay...
07/05/2025

Golaha NCC ayaa isla aqoonsaday in SSC-Khaatumo ay tahay xubin ka mid ah dowladaha xubinta ka ah DFS, laguna soo dhammaystiro shirweynaha loo ballansan yahay iyada oo la raacayo dastuurka dalka.

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa booqasho ugu tagay Madaxwe...
06/05/2025

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Dawlad Goboleed Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).

Booqashada ayaa ahayd salaan iyo is xogwaraysi, wuxuuna Hoggaamiye Cabdulqaadir Firdhiye ugu mahadceliyay Madaxweynaha Galmudug, sidoo kalena ku amaanay doorka Galmudug ay ka qaadanayso dowlad-dhiska Soomaaliya.

Kulankaan waxaa labada masuul ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala.

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kula...
05/05/2025

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/G Odawaa Yuusuf Raage.

Kulanka ayaa daarnaa isxogwaraysi iyo sidii Taliska Xoogga Dalka iyo Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo isaga kaashan lahaayeen arrimaha hortebinta u leh qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Address

London

Telephone

+447405356330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwiish24 Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share