Eng Yuyu

Eng Yuyu Kusoo dhawow bogga rasmiga ah ee Eng Yuyu! Halkan waxaad ka heli doontaa muuqaalada Tiknoloojiyadda.

12/06/2026

YouTube Feature Cusub 😳 Hadda Waa Free!

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

07/06/2026

One UI 8.5 Tips & Tricks – 10 Farsamo Cusub Oo Aad U Baahan Tahay (Samsung)

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

07/06/2026

Sida Loo Pin Gareeyo Chat-ka WhatsApp + Notes-ka Loogu Tuso Saaxiibada 😳πŸ”₯

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

05/06/2026

Ma taqaanaa 5-ta calaamadood ee lagu garto scamers-ka dadka khiyaana?

Daawo muuqaalkan si aad u barato sida loo aqoonsado fariimaha, wicitaannada iyo akoonnada been abuurka ah, loogana ilaaliyo lacagtaada iyo xogtaada.



03/06/2026

WhatsApp Group Trick Nickname Ama Naanays Gaar Ah Sameeyso!

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

31/05/2026

Sida Loo Xirto WiFi iyo Data Samsung (Lock Network & Security)

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

29/05/2026

Sida Loo Hubiyo Ammaanka Taleefankaaga Samsung πŸ”’ (Security Status)

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

Meta ayaa dhawaan bilaabi rabta qorshe cusub oo lacag bille ah looga dhigi doono qaar kamid ah adeegyada Facebook, Insta...
28/05/2026

Meta ayaa dhawaan bilaabi rabta qorshe cusub oo lacag bille ah looga dhigi doono qaar kamid ah adeegyada Facebook, Instagram iyo WhatsApp, iyadoo shaacisay plans loo bixiyay Facebook Plus, Instagram Plus iyo WhatsApp Plus.

Qorshayaashaan cusub waxaa ku jiri doona helitaanka features dheeraad ah sida profile customization, anonymous story viewing, stickers iyo reactions gaar ah, iyo tools cusub oo creators-ka iyo isticmaalayaasha loogu talagalay. Qiimaha la sheegayna wuxuu gaarayaa $3.99 bishii Facebook iyo Instagram, halka WhatsApp Plus uu noqonayo $2.99 bishii.

Arrintaan waxay muujineysaa isbeddel weyn oo ku socda baraha bulshada. Sanado badan platforms-ku waxay ku shaqeynayeen advertising, laakiin hadda waxay si tartiib ah ugu wareegayaan nidaam subscription iyo premium features ah.

X, LinkedIn, YouTube, Telegram iyo Snapchat horey ayay tan u bilaabeen, Meta-na hadda way ku biirtay.

Adiga sidee u aragtaa, ma bixin lahayd lacag bille ah si aad u hesho premium features?

Galab Wanaagsan

Ciid Wanaagsan saaxiibayaal. πŸ˜ƒSawirkaan waxaa ii sameeyay ChatGPT Image 2.0, runtii OpenAI image generation-ka meel aad ...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan saaxiibayaal. πŸ˜ƒ

Sawirkaan waxaa ii sameeyay ChatGPT Image 2.0, runtii OpenAI image generation-ka meel aad u sarreysa ayay ka soo gaaray.

Sidee ayuu kula yahay adigana? Tijaabi oo hoos nagula wadaag. 🫑

25/05/2026

Sawirrada & Videos-ka WhatsApp-kaaga Ma Buuxiyeen Taleefankaaga? Xalkaan Adeegso! 😳

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
Tiktok Channel: https://vt.tiktok.com/ZS9FRJknqLmxV-EV3wF/

Address

18 Inkerman Street
Luton
LU11

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Yuyu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Yuyu:

Share