Goobsan Media

Goobsan Media Ku soo dhawoow Warbaahinta Goobsan, Warar, warbixino, iyo dhacdooyinkii u danbeeyay intaba kala Soco Goobsan Media

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA WARTA NABADDA ISKA DIIWAAN-GELIYEY
12/08/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA WARTA NABADDA ISKA DIIWAAN-GELIYEY

Raadraaca warkaSomali NewsWARARKII UGU DANBEEYAYWarka H**e MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA WARTA NABADDA ISKA DIIWAAN-GELIYEY By GMI - August 12, 2025 Muqdisho, Ogoosto 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta isaka diiwaan-geliyey goobta d...

21/04/2025

Xikmad.

20/04/2025
Mahad Salad oo lafilayo in markale loo magacaabo agaasimaha Hay'adda Nabad Sugida Somaliya ee NISAIlo wareedyo saacadihi...
20/04/2025

Mahad Salad oo lafilayo in markale loo magacaabo agaasimaha Hay'adda Nabad Sugida Somaliya ee NISA

Ilo wareedyo saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sh Maxamud uu go'aansaday in Mahad Salad dib loogu magacaabo taliyaha NISA oo mudooyinkii dambe la sheegay in habacsanan soo wajahday howlihii Hay'adda

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in madaxweyne Xasan isbadel ku sameynayo hogaanka ciidanka xooga dalka

20/04/2025

Ila lugee

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka ...
05/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar iyo Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oruç Reis kaas oo ku soo jeeda Soomaaliya.

Markabkan sahminta (Seismic) ayaa maanta kasoo dhaqaaqay Dekedda Filyos ee Zonguldak, isagoo mari doona jidka Mediterranean-ka, Kanaalka Suez, iyo Badda Cas, wuxuuna ku degi doonaa meel u dhow biyaha Soomaaliya dhammaadka bisha Oktoobar.Safarka waxaa la filayaa inuu qaato qiyaastii 19 maalmood.

Markii uu yimaado Soomaaliya, Oruç Reis wuxuu fulin doonaa baaritaan (3D seismic) saddex aag oo gaar ah kana kooban 15000 KM2
square, hawlgalkuna wuxuu socon doonaa qiyaastii toddoba bilood. Inta lagu jiro waqtigan, markabku wuxuu ururin doonaa xog ku saabsan sahminta saliidda iyo gaaska dabiiciga ah. Xogta la ururiyay waxa loo diri doonaa Ankara si loo falanqeeyo, taasoo hagi doonta hawlaha qodista ee mustaqbalka.

Oruç Reis oo dhererkiisu yahay 87 mitir iyo ballaciisu yahay 23 mitir waa hanti muhiim ah oo ka mid ah dadaallada sahminta badda ee Türkiye. Hawlgalkan, Türkiye waxay ballaarinaysaa khariiradeeda sahminta, waxayna furaysaa bog cusub oo xiriirka ka dhexeeya iyada iyo xulafadeeda dhow ee Soomaaliya, iyada oo si wadajir ah loo sahminayo keydka gaaska dabiiciga ah iyo saliidda.

Mohamed Suleemaan Nuur

29/09/2024

Saaka iyo HBN Online TV

25/09/2024

HBN Online TV

25/09/2024
25/09/2024

HBN Online TVMowliid Haji Abdi

25/09/2024

HBN Online Mowliid Haji Abdi Goobsan Media

25/09/2024

Nadaara Show

Address

Queen Str
Luton

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goobsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share