AYRO TV GOLAHA CARRO EDEG & SOMTOLOGY
Ayrotv and Arro Edeg Institute is proud to produce wonderful video

10/06/2026

DEGDEG: MAXAA ISKU SOO BEEGAY HADALKA SULDAN WABAR EE TEGISTA XEEBAHA AWDAL & MOOSHINKA DUQA LUGHAYA.

04/06/2026

MUCJISADA XAAFADA EASTLEIGH OO SOO JIIDATAY DHAMAAN WADAMADA BARIGA & BARTAMAHA AFRIKA + GANACSIGA

03/06/2026

KALA DUWANASHAHA MACALINKA MAANTA IYO MACALINKII H**E DHINACA KALSONIDA WAALIDKA & ARDADA

30/05/2026

SANADKAN OO NOQONAYA SANADKII HARAWA KADIB DOORASHOOYINKA ETHIOPIA IYO ISMAAMULKA SOMALIDA

30/05/2026

BARLAMAANKA SOMALILAND OO CADEYSTEY IN XABSI LOO TAXAABO CULIMADA KA HADASHEY AQOONSI KU SHEEGA

Garwaaqso Wixii Tagay Gudoonse Waxa Taagan- qormadaan waxaan qoray 07/09/2014 ifafaalaheedii ayaa muuqda???BulocadoAyrot...
29/05/2026

Garwaaqso Wixii Tagay Gudoonse Waxa Taagan- qormadaan waxaan qoray 07/09/2014 ifafaalaheedii ayaa muuqda???

BulocadoAyrotv.com- Ilaahay Kor Ahaaye Wuxuu Nolashan Ka Dhigay Mid u Yaalo Loolan iyo Siraacaad u Badan Foof Kaga Imanayo Meelo Kala Duwan' Si Toosna u Saamaynayo Himilooyinka & Mashaariicda uu ku Taamayo Ruux Waliba oo Ku Nool Dunidan Guudkeeda, Hadaba Waxaa Jira Dad Badan oo Himiladdooda u Mara Inay ku Xaqiijiyaan Si Jamaaci ah ( Wadajir & Iskaashi ) Fakradahaasi Ha Ahaato Kuwa Dacwiya oo Ku Wajahan Bulshada Ama Kuwa Qayri ah Sida Ururrada Samafalka iwm. Kolkaa Waxaa Marag Madoonta ah In Dadkaasi ay Soo Wajahaan Arrimo Badan oo Sababa Inay ku Fashilaan Muraadkoodii & Inay Gaadhaan Himilooyinkooda Wacan.

Intaa Ka Gadaal Qormadeena Gaaban Waxaynu Ku Falanqayndoonaa Arrimo Doora Oo La Xadhiidho Sida Fudud Ee ay Ummadi uga Tiranto Taariikhda Faca Weyn Ee Aadamaha, Waa Isdhalan Rog Bulsho, Waa Diga Rogosho Qoomiyadeed, Waa Hayaan Aan Laga Sooba Noqon, Waa Dadyoow La Raadinayo Halkay Jaan & Cidhiba Dhigeen, Waa Odoros Ummadeed & Mid Siyaasadeed. Kolkaa aynu Ku Bilowno Inagoo Dul-Ka-xaadis Ku Samaynayno Sidatan:-

( 1 ) Qabaailo Aan Lahayn Jaan & Ciribtooda:
Qabaailada Aan Maanta Lahayn Halkay Jaan & Cidhib Dhigeen Waxaa Ka Mida Kuwan Soo Socda- Wargur, Warjeex, Gabal,
Madanle, Marcaato & Qaar Kale Oo Badan:

( 2 ) Qabaailo Dhulkoogii La Qaaday Balse Dad Ahaan u Jira:
Kuwan Dhulkoogii La Qaaday Balse Dad Ahaan u Jira Waxaa Ka Mida Kuwan- Barsuug, Qudhac, Baydiisle, Hadiya, Iwm.

( 3 ) Qabaailo La Midoobay Ummada Kale:
Qabaailadda La Midoobay Umadaha Kale Ama Ku Dhex Milmay Waxaa Ka Mida- Segeju Oo u Qaxay Dhanka Tanzania, Katwa Oo ah ilaa Sideed Qabil Oo Ku Biiray Qoomiyadda Baajuunta, Bayso Oo La Midoobay Shacuubta Koonfureed Ee Ethiopia, Gabre Oo La Midoobay Qoomiyadda Oromada.

( 4 ) Qabaailadda Haajiray Misna Deegaana Kale Ka Taliya Maanta:-
Qabaailadan Waxaa Ka Mida Rendinle Oo Jaal La Noqday Qabiilka Samburu & Turkana Ee Bariga Kenya, Samburu Oo Qudheeda Ka Sii Horaysay Rendinle Lana Derisa Maanta Turkana, Embu, Rendinle & Tutsi Oo Hada Ku Sugan Wadamada Brundi & Rwanda.

( 5 ) Qabaailo Dad & Dalba Leh Balse Ka Maqan Darka Siyaasadda:
Qolyahani Waxaa Ka Mida Sida Gurgure, Akisho, Guure & Gadabuursi,

Hadaba Qaybteena H**e Waxaanu Ku Soo Qaadan Doonaa Guuldarooyinka Taariikheed Ee ay Soo Martay Qoomiyadda Gadabuursi Mudo Ku Astan 128 Sanadood, Waxaa ay arrintani Markii Dambe Dhashay Waxa Loogu Yeedho Guul-darooyinka Siyaasadeed Ku Waasi Oo Boogahoogii Wali La Dhayayo:

Siduu Gumaystuhu Inoo Garbaduubay!!

Bal aynu Wax yar Dib u Milicsano Siduu Gumaystihii Reer Yurub Dadkeena ugu kala Eexday Qormaddeenaan oo ah Mid Kooban Balse Xambaadhsan Arrimo aad Xassaasi u ah Ayaa Waxaanu Awooda Saaraynaa Mushkilada Gaamurtay ee Qabiilooyinkan iyo Halkay Salka Ku Haysa Hadii aynu Ku H**eyno Qoomiyadda Cali Madaluug-

Gadabuursiga- Waxaa Wali Muuqda Raadkii iyo Cuqubooyinkii uu Ka Tagay Gumaystihii Reer Yurub, Cadaadiska iyo Siyaasadaha Guunka ah ee uu Adeegsaday Saancadaalaha Waxaa ay Meesha ka Saareen Dhamaan Jiritaankii Ummadeed ee Gadabuursiga, Haykalkii Siyaasadeed, Hormuudkii Shacabka, iyo Saldanadii Faca’weyneyd, Hadaba Aynu Dhug Uyeelano Weedhahaan Soo Socda ee uu Gaalka Ka Fuliyay Dhulkeena Waana Qayb Ka Mida Meehanawga Maanta Ina Haysta-

( TREE ANGEL SCANDAL - FADEEXADII SADDEX GEESOODKA ):

Magaalada Boorama ayaa waxaa isugu yimid saddex Ugaas ama Boqor oo isku reer kaliya ah. halkaa waxaad aqristoow ka garan karaysaa inay Arrintaa ahayd shirqool si wayn looga soo shaqeeyay waxaa kale oo ay ka turjumaysaa gaboodfalada iyo dacadiga loo gaystay shacabkii horumarka Iyo xadaarada u ehelka ahaa iyo waliba hormuudkii umadda oo loo fasiray inaysan waxba gacantooda ku jirin. waxaa la’adeegsaday xeelad ay ku Laran tahay tabihii lagu yiqiin gumaysigii isticmaarka oo gacan weyn ka helay beelo iyo shaqsiyaad kamid ahaa Gadabuursiga. dadka gacanta dhiiga Leh u fidiyay haydaarooyinkii ka dhacay halkaa waa kuwa aanan marna ku fakarin maskax caafimaad qabta oo waxay dhagar ka galeen ubadkoodii Iyo dhamaan magicii guud ee qoomiyada.

Intaa loogama Hadhine kolkii La’ogaaday in ay Qaybka mida Hawlgaladii Lagu Guuleystay ayaa Si Darran-doorriya Loogu Gudbay Talaabadii Xigtay oo Ahayd in wax waliba Laga Dhigo Galgalin Xoolaad oo mar Hadii Madaxa lagaa Dilay dee waa Dabada Meer-meeri. Diiwaankii Saancadaalahana waxaa La guu Gashay Inaadan Lahayn Taariiq iyo Ilbaxnimo ka H**eysay Waqtigaa ayada ah Waxaa kale oo Si ula kac ah Loo war galiyay Dhamaan Waraaba Yaashii Hareeraha Taagnaa ee aanu Wadeeco iyo Widba u Diidnay.

Gunaanad: Hadaan La'is Daba Qaban Runtii Waxaa Dhici In Xili aan Ku Haboonayn La'istooyan Doono' Taageer Waxaad Leedahay Si aad Maalmo Dunidaan Uga Mid Noqoto Kuwa Dadka & Dalkooda Wax Laga Weydiiyo, Ha Dhayalsan Awoodaada Muuqata, Ha Ku Halayn Hogaankaagga Ruuxaan Kuu Jir Damqayn, Ogsoonoow Noloshu Inaytay Jirto Rajaduna Way Jirtaa,

W: Q: Suxufi Abroone/ Aka Boqor Irkiye.
Sumadaadda lama dheego, dhaxalkii Awoowgaana lagama tanaasulo...

27/05/2026

NAXDIN: ISAAQ 7 DEGMO AYUU LEEYAHEY BORAMA HADAYNU GUBNO XAGAYNU TAGI DR ABDISALAN + CIRRO HANJABAY

25/05/2026

XOG MAXAY ISKA SHABAHAAN QODOBADII LAGU DAGAAL GALIYAY SHACABKA BEESHA DHEXE & XAALADA MAANTA AWDAL

22/05/2026

MADASHA CALAMIGA AH EE WACYIGELINTA AWDAL
URURKA GLOBAL AWDAL AWARENESS FORUM (GAAF)
wuxuu idinku casuumayaa SHIRKA MIDNIMO EE QURBA JOOGTA AWDAL, SALEL IYO GABILEY

20/05/2026

SIYAASIINTA SAAQIDEY IYO GUMAADKA DHALINYARADA BORAMA - DHAMEYSO KADIBNA COMMENT SOO QOR

Address

The Point Midsummer Boulivard
Milton Keynes
MK93NB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AYRO TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AYRO TV:

Share

Category