KF Media TV

KF Media TV KF Media TV is a digital television based in Hargeisa, Somaliland, providing up-to-date news coverage. Contact us anytime: +252 63 9333555

13/09/2026

Xafladda daahfurka Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka iyo Qira’aadka oo ay ka qaybgaleen 15 dal.

13/09/2026

Xafladda daahfurka Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka iyo Qira’aadka oo ay ka qaybgaleen 15 dal.

13/09/2026

Warshadda Natural Pharma oo bulshada la wadaagtay adeegyada ay u hayso

13/09/2026

Burco : Qoyska Wariye Cabdiqani Baylood oo fariin u direy Madaxweyne Cirro.

Maanta waxa magaalada Hargeysa ka qabsoomay kormeer ay Injineerrada UNOPS iyo madaxda Dawladda Hoose ee Hargaysa oo uu h...
13/09/2026

Maanta waxa magaalada Hargeysa ka qabsoomay kormeer ay Injineerrada UNOPS iyo madaxda Dawladda Hoose ee Hargaysa oo uu hor kacayo Duqa Caasimadda Hargaysa ku sameeyeen Waddooyinka oo ay ka mid tahay Waddada 150-ka, iyo biriishyada laga fulinayo Mashruuca SURP-II, oo uu maalgelinayo Bangiga Adduunku.

Kormeerkan ayaa hordhac u ah bilaabista hawlaha nashqadaynta iyo qorshaynta mashaariicdan, kuwaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona horumarinta kaabeyaasha iyo isku socodka magaalada sida waddada muhiimka ah ee 150ka.

Duqa Caasimadda Hargeysa ayaa qayb ka ahaa kormeerka, isagoo adkeeyey muhiimadda uu Mashruuca SURP-II u leeyahay horumarinta kaabeyaasha magaalada,isku xidhka iyo adeegyada aasaasiga ah ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland .

Ku dhawaad 1,400 qof oo ka soo qaxay dagaalka Yemen ayaa 24-kii saacaddood ee u dambeeyay gaadhay dalka Jabuuti, kaddib ...
13/09/2026

Ku dhawaad 1,400 qof oo ka soo qaxay dagaalka Yemen ayaa 24-kii saacaddood ee u dambeeyay gaadhay dalka Jabuuti, kaddib markii uu sii xoogaystay dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda Yemen iyo kooxda Xuutiyiinta.
Xuutiyiinta ayaa gacanta ku haya qaybo badan oo waqooyiga Yemen ah, waxaana ay dhawaan qabsadeen magaalada dekedda ah ee Mokha, iyagoo sidoo kale xoojiyay gacan-ku-haynta xeebaha Badda Cas iyo Marinka Bab al-Mandab.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 76,000 qof ay gudaha Yemen ku barakaceen tan iyo bishii July, iyadoo tiradu si weyn u korodhay toddobaadkii ugu dambeeyay.
Dagaalka Yemen ayaa u muuqda inuu haatan lasoo baxay weji cusub, kaasi oo saameyn xooggan ku yeelan kara guud ahaan waddamada Gobolka.

Sawirro: Q 2aad .Xafladda daahfurka Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka iyo Qira’aadka oo ay ka qaybgaleen 15 dal.
12/09/2026

Sawirro: Q 2aad .Xafladda daahfurka Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka iyo Qira’aadka oo ay ka qaybgaleen 15 dal.

12/09/2026

Cabdirisaaq Cabdillaahi Cali, Guddoomiyaha Mu’assasadda Al-Misbaax.

12/09/2026

Magaalada Hargeysa oo Caawa Laga Daahfuray Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka iyo Qira’aadka oo ay ka qaybgaleen 15 dal.

Address

6 Althorp Street
Northampton
NN12JQ

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KF Media TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KF Media TV:

Shortcuts

Share

Category