Apdirahman Dheeg Aar

Apdirahman Dheeg Aar follow page 20k 30k is an independent analyst who speaks on political and social issues,
(3)

Sirta noloshu waa saliga nabiga scw ♥️Sirta noloshu waa saliga nabiga scw ♥️
13/09/2025

Sirta noloshu waa saliga nabiga scw ♥️

Sirta noloshu waa saliga nabiga scw ♥️

Dalalka walaalaha bariga afrika Soo qor magaca dalkaaga
08/09/2025

Dalalka walaalaha bariga afrika

Soo qor magaca dalkaaga

07/08/2025

Jaanis yar ma u haysaa ood aad ku soo qotid saliga nabiga (sallalaahu calayhi wasalam)

Waa habeen khayr badan aan badano saliga nabiga sallalaahu calayhi wasallam

16/07/2025

Alle Caafimaad deg deg ah siiyo adiga iyo intii kale shilka ku dhaawacmatey 🥷

Sawir qiimo badanKa bilow safka sare midig Mujaahid maxamed Ahmed Ibrahim dayib gurey(Allah ha u naxariisto)Mujaahid muu...
11/07/2025

Sawir qiimo badan

Ka bilow safka sare midig

Mujaahid maxamed Ahmed Ibrahim dayib gurey(Allah ha u naxariisto)
Mujaahid muuse biixi cabdi
Mujaahid maxamed kaahin axmed (wasiirka arimaha gudaha)

Safka fadhiya ka bilow bixi

Mujaahid cabdiraxmaan aw Cali faarax (Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee somaliland)
Mujaahid abdirizaq gambayare ( oo ahaa Abaan duulihii guutadii Mujaahid maxamed cali)


By Apdirahman Dh Aar

waa raguu lahaa wasiirka madaxtooyada Somaliland khadar xuseen markay dalka soo galeen hooyadey ayaa laxooxda u gayn jirtey.

Address

6Athtrop Street
Northampton

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdirahman Dheeg Aar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Apdirahman Dheeg Aar:

Share