Salaam TV

Salaam TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salaam TV, TV Channel, Powys.

18/04/2025

Quran recitation — Mustafa Hamdo

Credit : MAKAM Studios

Labo libaax
16/12/2024

Labo libaax

Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi ayaa yiri: Ma dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juzzki aan habeenkaas ku tujin laha...
23/04/2024

Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi ayaa yiri: Ma dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juzzki aan habeenkaas ku tujin lahaa inaan maalintii iska sii fiiriyo...

Isagoo ka sheekeynaya sida uu heerkaas ku gaaray wuxuu yiri: markii aan dugsiga dhigan jiray, waxaan aheyn walaalo badan, reerkeenna hal jeer kaliya ayaa la wada qadeyn jiray, qofki maqan sidaas ayey ku dhaaftay, haddana waxaa dhici jirtay in jacayl aan Qur'aanka u qabo dartiis in aanba qadada iska ilaawo, oo casiradii soo baraarugo... Waxaan sujuudda Alle uga baryi jiray inuu Qur'aanka i jecleysiiyo, Qur'aanka i baro...

Markii aan Qur'aanka xifdiyay, waxaan go'aansaday inaan loox dib ugu qoro, si uu qalbigeyga u galo. Bogga aan looxa ku qoray waxaan akhrin jiray afartan jeer (40), haddana marka aan tiiriyo oo uu qalalo bogga kale ayaan ku qori jiray, kii h**e inta aan haddana dhaqin waxaan dib u akhrin jiray afartan jeer, ilaa Qur'aanka oo dhami uu sida Faataxada ii noqday.

Sheekha alle ha xifdiyo, inagana Qur'aanka ha ina jeclaysiiyo.

Aamiin

02/04/2024

Tahajudka iyo salaadda subax tee ayaa ah waajib?

Haweeneydii koowaad oo xijaaban ayaa xaakim ka noqotay Mareykanka.
22/03/2024

Haweeneydii koowaad oo xijaaban ayaa xaakim ka noqotay Mareykanka.

10/03/2024

Sh Mustafe

12/01/2024

Markii Sheikh Abdirashid A. Sufi loo sheegay geerida wiilkiisa

Engineers repair the crescent 🌙 of the clock tower in Makkah 🕋.
03/01/2024

Engineers repair the crescent 🌙 of the clock tower in Makkah 🕋.

"Shidaalka Carabta waa kan caalamka oo idil dhaqaajinaya laakiin ma awoodno in aan hal liitar galino Qasa "  — Wadaax Kh...
25/10/2023

"Shidaalka Carabta waa kan caalamka oo idil dhaqaajinaya laakiin ma awoodno in aan hal liitar galino Qasa " — Wadaax Khanfar

16/09/2023

sida ugu fiican ee aan ula tacaamulayno qur'aanka kariimka ah

02/09/2023

Sheikh Umal 30 sano in ka badan ayuu waday wacdiga

26/08/2023

Sheikh Umal oo ka hadlaya dagaallada Ahliga ah

Address

Powys

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaam TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category