Teyzan on Watch

Teyzan on Watch Teyzan Aley | Journalist | social anylsist | Actor | Producer |

Waxaan idinka soo salamaya bartamaha Europe 😊
21/11/2025

Waxaan idinka soo salamaya bartamaha Europe 😊

31/10/2025

Adaa dhiiga raacay.
Xididada dhex qaaday
Midaan dhaliil lahayn.
Buu kaa dhigay alle ❀️

Qof ad halkaan ugu wici lahayd si aad ula sheekeysato ma jiraa, caan ama siyaasi ama asxaab iyo famly wuxuu ahaadoMentio...
29/10/2025

Qof ad halkaan ugu wici lahayd si aad ula sheekeysato ma jiraa, caan ama siyaasi ama asxaab iyo famly wuxuu ahaado

Mention soo dheh !

Europe caadi bay ka tahay in guryaha somalida la keensado ey ama ugu yaraan bisad !! Ogow se eygaan yar intuu guriga ka ...
28/10/2025

Europe caadi bay ka tahay in guryaha somalida la keensado ey ama ugu yaraan bisad !!

Ogow se eygaan yar intuu guriga ka qabto, dad badan ma qaban karaan!

Maxay kula tahay ?

Hello πŸ‘‹ Belgium πŸ‡§πŸ‡ͺ Europe baan rabaa winter - ka inaa safar ku maro, wadankee jeclaan lahayd inaa wax ka soo diyariyo !
20/10/2025

Hello πŸ‘‹ Belgium πŸ‡§πŸ‡ͺ

Europe baan rabaa winter - ka inaa safar ku maro, wadankee jeclaan lahayd inaa wax ka soo diyariyo !

πŸ’™
03/10/2025

πŸ’™

18/08/2025

Paris baan idinka so salamayaπŸ‡«πŸ‡·πŸ₯–

Address

Englan
Reading
58714

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Teyzan on Watch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Teyzan on Watch:

Share