Cabdiraxmaan Erdogan

Cabdiraxmaan Erdogan Kala Soco Warar. Warbixino La Xidhiidha Arrimaha Bulshada iyo Wararka Caalamka.

Somali journalist | Able to quickly gain the trust of sources and exclusive story ideas.

14/09/2026

DEGDEG: Madaxweyne Cirro oo Fagaaraha Caalamka ka sheegay in La Aqoonsado Qaranka Somaliland.

Madaxweyne Cirro Iskaashiga Somaliland Israail.
14/09/2026

Madaxweyne Cirro Iskaashiga Somaliland Israail.

"Dooddayadu ma aha mid ku saabsan gooni-goosi, balse waxa ay ku salaysan tahay burburkii midowgii lagu hongoobay iyo dib...
14/09/2026

"Dooddayadu ma aha mid ku saabsan gooni-goosi, balse waxa ay ku salaysan tahay burburkii midowgii lagu hongoobay iyo dib u soo celinta dawladnimadayadii ..” madaxweyne Cirro

13/09/2026

DEGDEG: Wasiir Khadar Waa Mulkiile ' Cumar Sayidow Ciidagalle Xamaal ayaad kaga tagtay ' Walaahi Xabsiga Lagu Dhigayaa . Siyaasi Kaltuun Maxamuud.

13/09/2026

DEGDEG: Mayar Wiiwa oo u badheedhay inuu Dhiso Jidka 150.

Maanta waxa magaalada Hargeysa ka qabsoomay kormeer ay Injineerrada UNOPS iyo madaxda Dawladda Hoose ee Hargaysa oo uu hor kacayo Duqa Caasimadda Hargaysa ku sameeyeen Waddooyinka oo ay ka mid tahay Waddada 150-ka, iyo biriishyada laga fulinayo Mashruuca SURP-II, oo uu maalgelinayo Bangiga Adduunku.

Kormeerkan ayaa hordhac u ah bilaabista hawlaha nashqadaynta iyo qorshaynta mashaariicdan, kuwaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona horumarinta kaabeyaasha iyo isku socodka magaalada sida waddada muhiimka ah ee 150ka.

Duqa Caasimadda Hargeysa ayaa qayb ka ahaa kormeerka, isagoo adkeeyey muhiimadda uu Mashruuca SURP-II u leeyahay horumarinta kaabeyaasha magaalada,isku xidhka iyo adeegyada aasaasiga ah ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland.

  Xafladda Sannad Dugsiyeedka 2025/2026 ee Dugsiga sare Al-Irshaad ee Magaalada Hargeysa.
07/09/2026

Xafladda Sannad Dugsiyeedka 2025/2026 ee Dugsiga sare Al-Irshaad ee Magaalada Hargeysa.

06/09/2026

Ka Qayb-qaado Tabaruucaadka Dhismaha Dayrka Xabaalaha Al-Rawda Halleeya.

ZAAD 063-8102000
EDAHAB 065-7789755

23/08/2026

FADLAN Caawi Hooyo Haysta 15 Caruura oo loo haysto Lacagtii Kirada Nolol adagna ku Nool .

SOMTEL 065-7740950 TEL 0638250606

DEGDEG: Xildhibaan Ibraahim Guun oo Tixdan ugu jawaabay Buurmadow.
20/08/2026

DEGDEG: Xildhibaan Ibraahim Guun oo Tixdan ugu jawaabay Buurmadow.

DEGDEG: Suldaan gobi waa tii haddal  wanaagsan adna kumuu seegin. Buurmadowna warkiisa halkaa ku ilow." Xildhibaan Ibraa...
20/08/2026

DEGDEG: Suldaan gobi waa tii haddal wanaagsan adna kumuu seegin. Buurmadowna warkiisa halkaa ku ilow." Xildhibaan Ibraahim Guun

Address

Sheffield

Telephone

+447466666328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiraxmaan Erdogan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share