
21/07/2025
Cudurka macaanka wuu ka halis badan yahay sida ay dad badani u malaynayaan ama u dhayalsadaan.
Macaanka ama Sonkortu waxay dhaawici karaan indhahaaga, kelyahaaga, wadnahaaga, neerfayaasha, iyo qeybo kaloo badan.
Lugtan kuu muuqata waxaa Laga jaray qof qaba xanuunka Macaanka/Sonkorta🥹.
Fadlan, ha iska indha tirin calaamadaha macaanka lagu garto. Si joogto ah u hubi sonkorta dhiigaaga oo ka taxadar naftaada.