Karamara TV

Karamara TV Ku soo dhawoow Karamara TV
Xog la helaa talo la helaa! Talo la hela danta lagu gaadhaa! Kusoo Dhawoow KaramaraTV
"Xog la helaa talo la helaa!"
(1)

24/08/2026

Qaylo-dhaan Laga Soosaaray Abaarta Deegaanka Soomaalida & Deegaanno Kale Oo Itoobiya Ah

24/08/2026

Safiirkii Itoobiya Ee U Hanjabay Sudan & Eritrea Oo Xilka Laga Qaaday

23/08/2026

Abiy Ahmed Oo Ergo U Dirsaday TPLF & Eritrea, Dedaallo Diblomaasiyadeed Oo Bilaabmay & Wararkii U Dambeeyey Colaadda Itoobiya

23/08/2026

Khasaaraha Nafeed Ee Ka Dhashay Duqayn Ka Dhacday Xeebaha Puntland

WARKA: Abiy Ahmed Oo Ergo U Dirsaday Tigrayga & Eritrea, TPLF Oo Dagaal Iclaamisay, Qaylo-dhaan Laga Soo-saaray DDS, Saf...
23/08/2026

WARKA: Abiy Ahmed Oo Ergo U Dirsaday Tigrayga & Eritrea, TPLF Oo Dagaal Iclaamisay, Qaylo-dhaan Laga Soo-saaray DDS, Safiir Itoobiya Oo La Eryey & Duqayn Xeebaha Puntland

WARKA: Abiy Ahmed Oo Ergo U Dirsaday Tigrayga & Eritrea, TPLF Oo Da...

Waxaa la baafinayaa Samiiro Jaamac Cismaan Axmed, oo afar maalmood ka hor ka soo baxday magaalada Garoowe.Sida ay qoyske...
23/08/2026

Waxaa la baafinayaa Samiiro Jaamac Cismaan Axmed, oo afar maalmood ka hor ka soo baxday magaalada Garoowe.

Sida ay qoyskeedu xog ku heleen, waxaa la sheegay in shalay galabtii gabar iyada u eg lagu arkay magaalada Cagaarweyne, iyadoo saaran gaadhi booyad shidaal ah oo ku soo jeeday dhanka Deegaanka Soomaalida.

Qoyskeedu waxay si weyn uga walaacsan yihiin xaaladdeeda, waxaana jira walaac laga qabo inay tahriib gashay ama ay ku sii jeeddo safar aan xog rasmi ah laga hayn.

Hay'adaha amniga deegaanka soomaalida, gaar ahaan ciidamada amniga ee ku sugan bar-kantaroolada, waxaa laga codsanayaa in haddii ay arkaan Samiiro Jaamac Cismaan Axmed, oo sawirkeedu halkan ka muuqdo, iyadoo gaadhi la socota, ama safar ah, ay si nabadgelyo leh u xaqiijiya xaaladdeeda, isla markaana gacanta ku hayaan inta qoyskeedu u imanayo.

Cid kasta oo aragtay samiiro, la kulantay ama haysa wax xog ah oo ku saabsan halka ay ku sugan tahay, fadlan si degdeg ah ula soo xiriir qoyskeeda.

πŸ“± WhatsApp: +252 905 710 626/
πŸ‘€ Jaamac Cismaan Axmed.

Fadlan qoraalkan la sii wadaag asxaabtaada (Share) si uu u gaadho dad badan. intaasiba waxay wax weyn ka tari kartaa in qoysku helo gabadhooda.

Mahadsanidiin.

23/08/2026

Tigrayga Oo Beddelay Xeeladdii Dagaalka, Ciidanka TDF Oo Soo-galay Deegaanka Amhara, Goobihii La Duqeeyey, Ciidanka Eritrea & Shirkii Wada-tashiga

23/08/2026

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, oo loo aqoonsaday Ganacsadaha ugu Wanaagsan ee Sannadka 2026, Abaalmarinta ay bixiso π’π¨π¦πšπ₯𝐒π₯𝐚𝐧𝐝 π€πœπ‘π’πžπ―πžπ¦πžπ§π­ π€π°πšπ«ππ¬ πŸπŸŽπŸπŸ”

Tigrayga Oo Beddelay Xeeladdii Dagaalka, 100kun Oo TDF Ah Oo Soo-galay Deegaanka Amhara, Goobihii La Duqeeyey, Ciidanka ...
23/08/2026

Tigrayga Oo Beddelay Xeeladdii Dagaalka, 100kun Oo TDF Ah Oo Soo-galay Deegaanka Amhara, Goobihii La Duqeeyey, Ciidanka Eritrea & Shirkii Wada-tashiga

Tigrayga Oo Beddelay Xeeladdii Dagaalka, 100kun Oo TDF Ah Oo Soo-ga...

SIDDEED SANNADOODMaanta oo kale, siddeed sannadood ka hor ayaa Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar loo magacaabay Madaxweyn...
22/08/2026

SIDDEED SANNADOOD

Maanta oo kale, siddeed sannadood ka hor ayaa Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar loo magacaabay Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida.

Waxa uu dhamaystay saddex sannadood oo ku-meelgaadh ahaa oo kasoo bilaabmay 22 August, 2018 iyo shan sannadood oo isaga oo xildhibaan ah laga dhax-doortay baarlamanka DDS.

Siddeeddaa sannadood, maxaa looga soo joogay?

Address

Southall

Telephone

+16123145828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karamara TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Karamara TV:

Shortcuts

Share

Category