Kow Somali Media

Kow Somali Media Kow Somali Media ugu imoow warar sugan iyo falooyin, laguna horumariyo bulshada.

Bakhaarka maydadka isbitaalka dawladda ee magaalada Sweida, Suuriya, ayaa la sheegay inuu buuxsamay kadib markii laga ke...
18/07/2025

Bakhaarka maydadka isbitaalka dawladda ee magaalada Sweida, Suuriya, ayaa la sheegay inuu buuxsamay kadib markii laga keenay in ka badan 400 mayd tan iyo subaxnimadii Isniinta. Sida uu sheegay Dr. Omar Obeid, oo ah madaxa laanta Ururka Dhakhaatiirta ee Sweida, maydadka hadda waxaa lagu daynayaa waddada bannaanka isbitaalka maadaama aysan jirin meel kale oo la dhigo. Dadka dhintay waxaa ka mid ah haween iyo carruur.

18/07/2025

WOOW: DURUSTII OO HUBKII LAGA QABSADAY CAAWA; SUURIYA WACDARA KA DHACDAY; ISRA WAY NIYAD JABTAY!

18/07/2025

GALABTA DURUSTII WAA JABTAY; ISRA AYAY QAXEEN: ERDOGAN OO CAREEYSAN: ISRA 18 ASKARI AYA KA DHIMATAY

18/07/2025

YAAB: DURUUSTA OO WEERAR SO QAADAY; DAGAALKA SUURIYA. TRUMP OO CUDUR HALIS UU KU DHACAY

17/07/2025

HAYAAY: CAAWA JIIF MA JIRO DURUSTII WAALA HAYAA: BEN GAFIIR OO GODKIISA BIYO UGU GALEEN; WARAR CUSUB

17/07/2025

ISRA DHARBAXA KASO GARTAY SYRIA: NTANYHO OO LA BAHDILAY; JUG KALE OO SO GAARTAY ASKRTA ISRA EE GASA

17/07/2025

WOOW: SUURIYA OO JAWAAB K BIXISAY WEERAKI ISRA; XUUTIGA O HUB HALIS AH HELAY; ISRA O GASA LAGU HELAY

Ahmed al-Sharac: Waan Ka Adkaan Doonnaa Isku Dayga Yahuudda Ee Kala Qaybinta Dalka Suuriya.Madaxweynaha Suuriya, Ahmed a...
17/07/2025

Ahmed al-Sharac: Waan Ka Adkaan Doonnaa Isku Dayga Yahuudda Ee Kala Qaybinta Dalka Suuriya.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharac, wuxuu yiri:
Dadka Suuriya waxay taariikh dheer ku leeyihiin diidmada kala qaybsanaanta iyo burburinta midnimadooda.
Annagu waxaan nahay carruurta dhulkan, annagaa ugu awood badan in aan ka gudubno isku dayada Yahuudda ee kala firdhinta shacabka.
Yahuuddu waxay tan iyo markii uu dhacay nidaamkii h**e u ololeynayeen in ay dhulkeena ka dhigaan meel isku dhac ah, kuna guul-darreeysteen qaybinta midnimadeenna.
Suuriya ma aha goob lagu tijaabiyo shirqoollo shisheeye ama danaha cid kale.
Dib u dhiska Suuriyada cusub wuxuu u baahan yahay in dhammaanteen aan ka wada shaqeyno ilaalinta qarankeenna.
Dowladda Suuriya waxay si buuxda ugu hawlgashay in ay joojiso dagaalkii sokeeye ee ka dhacay magaalada Sweida, waxaana lagu guuleystay in la sugo amniga.
Dadka naga tirsan ee beesha Druze waa qayb muhiim ah oo ka mid ah shucuubta Suuriya, waxaana ilaalintooda la siiyay mudnaan gaar ah.
Waxaan u xilsaarnay kooxo maxalli ah iyo culimada Druze si ay gacan uga geystaan dib u soo celinta amniga.
Israel waxay isku dayday inay carqaladayso dadaallada dowladda ee lagu sugayo amniga Sweida, hase yeeshee waxaan ku guuleysanay inaan ka hortagno iyada oo ay jiraan dhexdhexaadin Maraykan, Carabta iyo mid Turkiga ah.
Waxaan u dhaxeynay labo doorasho: inaan la dagaallano Israel ama inaan siino fursad culimada Druze si ay xal u helaan arrinta – annaguna waxaan dooranay inaan difaacno waddankeena.
Ma jiri doono meel cid kale ku fuliso damaceeda dhulkeena. Suuriya waa in dib loogu soo celiyaa sharafteedii, waana in aan hormariyo danta guud ee qaranka.

Israel-Suuriya Toos: Israel oo duqeyn ku qaaday Dimishiq, Rubio: Dhammaan dhinacyadu waxay oggolaadeen tallaabooyin gaar...
17/07/2025

Israel-Suuriya Toos: Israel oo duqeyn ku qaaday Dimishiq, Rubio: Dhammaan dhinacyadu waxay oggolaadeen tallaabooyin gaar ah oo lagu joojinayo iska horimaadyada

Maxaa socda suuriya?
• Duqeymo ay Israel fulisay ayaa lagu beegsaday bartilmaameedyo milatari oo ku yaalla gudaha Suuriya
• Ciidamada ammaanka Suuriya iyo taangiyada ayaa laga arkay iyaga oo ka baxay magaalada Sweida
• Dowladda Mareykanka waxay sheegtay in dhinacyada oo dhan ay oggolaadeen tallaabooyin lagu joojinayo dagaalka Arbacada
• Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu arrintan ka yeesho kulan Khamiista
• Israel waxay ballanqaadday inay difaaceyso beelaha Druze
• Rabshadaha ka socda Koonfurta Suuriya ayaa sababay dhimasho badan.
Dhawaan kala soco maqaal ku saabsan

16/07/2025

TOOS: DAGAALKA SUURIYA IYO ISRA OO SI KULULAADAY

16/07/2025

CAJIIB: DURUUSTI ISRA WAA QAXDAY GALABTA; ISRA OO DUQEYNAYSO HADA SI TOOS AH MADAXTOOYADA SUURIYA.

16/07/2025

HAYAAY: SAAKA WAR-CULUSA KA IMAANAYO BARIGA DHEXE; NTANYHO RUNTA SO TAABTAY; DAGAALK SYRIA; IRAN

Address

Tottenham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kow Somali Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kow Somali Media:

Share