Rasmi Media

Rasmi Media Breaking Somali News and Information providers Rasmi Media Waa Warbaahin Madax-banaan oo fadhigeedu yahay magaalooyinka London, UK iyo Hargeisa, Somaliland.,

Sida loo qaybsadey maamulka qowlaysatada ah ee bariga Sool Warsangali 7-Xubnood oo u dhigan  47%Khatumo 8-Xubnood oo u d...
15/07/2025

Sida loo qaybsadey maamulka qowlaysatada ah ee bariga Sool
Warsangali 7-Xubnood oo u dhigan 47%
Khatumo 8-Xubnood oo u dhigan 53%

Waa bilawga sed-bursiga iyo ilduufka qofka dagan.

Sidoo kale 7 xubnood waxaa Qaatay Dhulmahante

7 xubnoodna warsangeli

Iyo hal Xubin oo Gabooye ah

Meesha waxa laga saaray Fiqishini
Rasmi Media

Dawlada Puntland waa in lasoo xidho Xildhibaan ABWAANKA oo Laascaanood ka degay
13/07/2025

Dawlada Puntland waa in lasoo xidho Xildhibaan ABWAANKA oo Laascaanood ka degay

  Wada-hadalladii Soomalaiya iyo Itoobiya ee Badda oo uu gadhwadeen ka ahaa Turkiga ayaa la hakiyey ilaa amar-danbe, sid...
09/07/2025

Wada-hadalladii Soomalaiya iyo Itoobiya ee Badda oo uu gadhwadeen ka ahaa Turkiga ayaa la hakiyey ilaa amar-danbe, sida ay qortay jariiradda Africaintelligence.

Itoobiya ayaa dooneysa in ay hesho marin-badeed ay u madax-banaan tahay ka hesho gacanka-cadmeed, halka DFS ay ka go'an tahay in ay Itoobiya adeegsato dekedaha dalka ee gobollada Badhtanaha iyo Koonfurta, sida ay labada dhinac h**e u tilmaameen.

Tani waxa ay imanaysaa xilli Muqdisho ay xoojisey xidhiidhka Qaahira.

Rasmi Media

Deg deg:Askari ka Tirsan Ciidanka qaranka somaliland ayaa isku del delay saldhiga booliska Degmada Ceelafweyn’askariga i...
09/07/2025

Deg deg:Askari ka Tirsan Ciidanka qaranka somaliland ayaa isku del delay saldhiga booliska Degmada Ceelafweyn’

askariga is deldelay ayaa ka tirsanaa ciidanka qaranka ee fadhiisankoodu yahay degmada dararweyne waxaana ila wareedyo lagu kalsoonyahay ay noo xaqiijiyeen in saraakiisha ciidankiisu soo xidheen askariga geeriyooday”
Rasmi Media

Diyaaradahii wasiir udawlaha arimaha gudahu bulshada usheegay in xukuumaddu ka codsatay dawlada Imaaraatka carabta miyay...
03/07/2025

Diyaaradahii wasiir udawlaha arimaha gudahu bulshada usheegay in xukuumaddu ka codsatay dawlada Imaaraatka carabta miyay wali soo socdaan?.
Mise wayba anbadeen oo Daallo way garan waayeen?
Wasiirku ma Madaxweyne Cabdirahmaan Cirro ayuu ka been sheegay?
Mise dawladda Imaaraadka ayaa ka walaacday Gurmadka?.
Su'aalahan oo dhami Miyaanay ahayn kuwo la isweydiinayo, oo dul hogonaya kadib hadalkii wasiir udawlaha arimaha gudaha oo deegaankaasi kasoo jeeda, bogcadii quruxda badnayd ee Daallo Aragsanna ay hoosta ka Holcayso?

Maxay kula tahay adiga?
Rasmi Media

“ Wasiiraddii Gabiley ayaa Dafiray Cabashadii mudooyinkii u danbaysay ay Wadeen Odayaasha Deegaanka Degmada Agabar..”Was...
03/07/2025

“ Wasiiraddii Gabiley ayaa Dafiray Cabashadii mudooyinkii u danbaysay ay Wadeen Odayaasha Deegaanka Degmada Agabar..”

Wasiirada Wasaradaha Qorshaynta,Duulista Hawada iyo Maaliyada ayaa hada Cisbtaalka Guud ee Magaalada Hargaysa oo ay yalaan Maydkii Labadii Marxuum ee ku Geeriyooday Shaqaaqadii ka dhacday Degmada Agabar ee Gobolka Gabiley ugu Tagay Ehelada Marxuumiintaasi,

Masuuliyiinta oo Qolka maydka Hortiisa kula hadlay ehelada Labada marxuum ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin Xalinta dhacdadii ka dhacday Degmada Agabar ,

Ehelada labada Marxuum ayaa masuuliyiintan u sheegay in askartii falkaasi gaysatay Sharciga la hor geeyo shirkadii qodaysay Macdantana laga soo raro Deegaanka degmada Agabar,

Goobgoogayaasha Kulankan dhaxmaray Masuuliyiinta iyo Ehelada labada marxuum ayaa ii xaqiijiyay in labada Wasiir ee Duulista iyo maaliyadu ay ehelada u sheegeen in cabashooyinkii odayaasha deegaanka Agabar aanay soo gaadhin isla markaan dafiray in h**e loogu tagay cabashadana loo gudbiyay

Sida uu xogtan igula wadaagay Xasan Xuseen Cumar oo oo goobjoog ahaa kulankan kana mida ehelada labada marxuum ee maydkoodu yaalo Qolka maydka ee Cisbitaalka Hargaysa

Xigasho Cabdirashiid Cabdiwahaab

Degdeg: ina ka badan 20 hotel oo ah kuwa somaliland ugu waaweyn suuliyadooda iyo  suuliyada dadweynaha(public toilets) k...
03/07/2025

Degdeg: ina ka badan 20 hotel oo ah kuwa somaliland ugu waaweyn suuliyadooda iyo suuliyada dadweynaha(public toilets) ku yaal suuqyada hargeisaa ayaa lagu xidhay cameradaha wax basaasa ee loo yaqaan "spy camera".
Degdeg: ina ka badan 20 hotel oo ah kuwa somaliland ugu waaweyn suuliyadooda iyo suuliyada dadweynaha(public toilets) ku yaal suuqyada hargeisaa ayaa lagu xidhay cameradaha wax basaasa ee loo yaqaan "spy camera".
Rasmi Media

  wararka Geeska Eretariya iyo Itoobiya saan saan dagaalMilitary-ga Eretariya oo heegan buuxa  la geliyey Xadka Itoobiya...
02/07/2025

wararka Geeska Eretariya iyo Itoobiya saan saan dagaal

Military-ga Eretariya oo heegan buuxa la geliyey

Xadka Itoobiya iyo Eritrea udhaxeeya waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoogan

Militariga Eretariya ayaa soo buux dhaafiyey dhanka deegaanka canfarta sidoo kale itoobiya ayaa dhankeeda Ciidamo soo dhoobtay deegaankaasi,
dadka degan Xadka ayaa kacabsi qaba dagaal Buuxa oo markale dhexmara Eretariya iyo Itoobiya.

Isha ku hay xaaladaha Geeska Afrika
Rasmi Media

Deg Deg :- Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Ka dhacay Deg Agaber Ee G Gabiley Isķa Hor Imaad Ku Dhexmaray Degmada A...
02/07/2025

Deg Deg :- Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Ka dhacay Deg Agaber Ee G Gabiley
Isķa Hor Imaad Ku Dhexmaray Degmada Agaber Ciidanka Iyo Dadka Deeganka Ayaa Sida Ay Noo Xaqiijiyay Mid Ka Mida Dadkii Goobjooga Ahaa Waxaa Ku Dhintay Ilaa Hada Qof Ka mida Dadka Deegaanka Iyo Dhaawac Wixii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Halkan Kala Soco...
Rasmi Media

01/07/2025

Codkan wuxuu muujinaya Handadaada lagu hayo Warbaahinta Madaxa Banaan
Waa hanjabaadi looga Soo hanjabay telefoonka wariye yaasir kaasoo maanta xabsiga loogu taxaabay baahinta warkii ka Soo baxay Dawladda Qatar OO ay dhibsatay xukuumadda Cirro
Rasmi Media

Gobolka Maroodi-jeex Cadaalad ayuu rabaa?Codka Mohamed Aamin Golaha degaanka Gabiley ku fadhiyo, Waxu 2 jeer ka baden ya...
01/07/2025

Gobolka Maroodi-jeex Cadaalad ayuu rabaa?
Codka Mohamed Aamin Golaha degaanka Gabiley ku fadhiyo, Waxu 2 jeer ka baden yahey, Xildhibaan Giire, Codka lagu soo doortey ee uu ku Fadhiyo Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland?

Somaliland; Doorashada Golaha Wakiilada waa In 82 Xildhibaan ee ugu sareeya Xildhibaan loo doortaa ama Waa In reer nimo loo kala qeybsadaa, hada waxa la isku doortaa, Waa meel dhexe oo Cadaalada ka fog gobolka Maroodi-jeex Xaquuqdiisa lagu boobey??

Nimcaan Muuse

  War degdeg ceerigaabo: waxa hada soo galay ciidamo jabhad astaantoodi tahay MI magaalada, waxaana ay ku dhawaaqyeen da...
01/07/2025

War degdeg ceerigaabo: waxa hada soo galay ciidamo jabhad astaantoodi tahay MI magaalada, waxaana ay ku dhawaaqyeen dagaal iyo cid danbe soo noqonaysa jiri doonin haba yaraatee.
Rasmi Media

Address

Twickenham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rasmi Media:

Share