SMS Somali TV

SMS Somali TV Ku soo dhawoow Telefashinka Caalamiga ah ee Somali Media Service Telefashinka adeega warbaahinta SO
(2)

21/08/2025

WAREYSI:- Beesha Madhibaan oo ku eedeeysay in Beesha Harti ay keligood isku koobeen Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, iyaga oo Beesha Caalamka u diraya fariin adag.

21/08/2025

Dowlada Soomaaliya si kulul ugu jawaabtay hadal kasoo yeeray Raiisul Wasaare h**e Xasan Cali kheyre.

21/08/2025

Dowlada Soomaaliya si kulul ugu jawaabtay hadal kasoo yeeray Raiisul Wasaare h**e Xasan Cali kheyre.

Barlamaanka Kenya oo ka digay halista ay shegeen in ay kaga timid Dagaalka Gedo.

Madaxweyne xasna sheekh oo Wacad ku maray fulinta qorshahiisa siyaasadeed ee doorashooyinka qof iyo codka ah.

TOOS:-Barnaamijka Gundhiga SMS 21.8.2025

21/08/2025

Ra'iisul wasaarihii h**e ee dalka Maxamad Xuseen Rooble oo galabta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sababta fashilisay shirkii dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mucaaradka iyo maqnaanshaha Puntland iyo Jubbaland iyo xaaladda guud ee dalka l.

21/08/2025

"Madaxweynow been ayaad naga sheegtay,xasuusta Allaha kuusoo celiyo isma maqashid hadalladaada ayaa is burinaya. Dagaalka AS waan ka qeyb qaadanay"

21/08/2025

DEG DEG:-RW h**e Rooble oo Shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka leexday wadadii la rabay inuu dalka ku hoggaamiyo.

21/08/2025

MUCAARADKA MISE MADAXWEYNAHA: Kadib shan kulan oo wada-hadal ah oo fashil kusoo dhammaaday, labada dhinac ayaa iskugu jawaabay warbaahinta.

21/08/2025

WARKA DUHURNIMO EE SMS Somali TV 21/8/2025

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐬𝐞 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ...
21/08/2025

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐬𝐞 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka Soomaaliya, oo ay golaha u soo gudbisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.

Sharcigan, ayaa xoogga saaraya, sirta, bed-qabka iyo amniga nidaamyada kombiyuutarka, shabakadaha iyo barnaamijyada, ka-hortagga isticmaalka sharci-darrada ah ee nidaamyada kombiyuutarrada, oggaanshaha, baarista, dacwad ku oogidda iyo ciqaabidda dembiyada saybarka, Ilaalinta danta guud, akhlaaqda, iyo qiyamka guud ee bulshada, ilaalinta dhaqaalaha Qaranka iyo sidoo kale kaabayaasha macluumaadka ee muhiimka ah.

Kulanka oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga iyo howlgallada socda ee lagu ciribtirayo Khawaarijta. Iyada oo goluhu bogaadiyey guulaha ay ciidanka qalabsida ka gaarayaan dagaalka argagixisada looga sifeynayo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

21/08/2025

Madaxweyne Xasan oo sheegay in Mucaaradka aysan mideysneyn,Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Xerada Hiilweyne oo u Dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad,Odoyaasha Beelaha Hawiye oo Si kulul kaga hadlay Fariintii kasoo yeertay Madaxweynayaashii h**e ee dalka & Dhalinyarada Beel Weynta HABARGADIR oo Muqdisho ku Caleema saaray Gudoonka dhalinyarada beesha.

TOOS:-Barnaamijka Dunida iyo Somaliya SMS 21/08/2025.

21/08/2025

JAWAAB KULUL:-Mucaaradka Soomaaliya malaha hoggaan mideysan aniga ayaa kasoo mid ahaa jiray. 25-sana kaddib Soomaaliya xilli ay maanta ka fiicantahy ma jirto.

Madaxweyne Xasan Shekh.

20/08/2025

Dhalinyarada Beel Weynta HABARGADIR oo Caawa Muqdisho ku Caleema saaray Gudoonka dhalinyarada beesha Waxayna Wacad ku mareen inay noqon doonaan Madaxweynaha Soo socda ee Soomaaliya.

Address

20-22 Wenlock Road,
London
447

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SMS Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SMS Somali TV:

Share

Category