Dagaalyanada Isk@ Caabinta F@lastiiniyiinta oo ka warbixiyay hawlgal ay maanta ka fuliyeen Marinka Q@SA + !$raa’!!l oo qirtay in khasaare culus oo ciidankooda dagaaladii u dambeeyay + Nitanyahu oo dib ugu yeertay ergayada !$raa’!!l uga qayb galaysay wadahadallada magaalada Dooxa ee xabad joojinta dagaalka Q@sa + In ka badan 10 diblumaasiyiin Jarmal ah oo ku dhaliilay dawladooda sababta uga hartay baaqyada caalamiga ah ee looga soo horjeedo dagaalka Q@sa + Ugu yaraan 10 qof oo dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray qarax ka dhacay dalka Suuriya.
24/07/2025
Wararkii u dambeeyay dagaalka Thailand & Cambodia + Shil diyaaradeed oo lagu baaba'ay oo ka dhacay Ruushka
24/07/2025
War cusub
24/07/2025
Wararkii u dambeeyay Q@sa + Halwgalo kale oo dabin iyo weerar isugu jira oo maanta dhacay + Falanqeyn khabiir uu ka hadlayo arrimo xasaasi ah oo ka soo kordhay dagaalka
24/07/2025
Maxaad ka ogtahay duqeymaha Soomaaliya ka mid tahay ee Trump amray in laga fuliyio calaamka?
24/07/2025
Cumar Cabdirashiid oo xog cusub bixiyay
24/07/2025
Weerar gaari oo lagu beegsaday askar !$raa’iliyiin ah oo ka dhacay bartamaha !$raa’iliyiin ah + X-uutiyiinta oo weerar gantaal ku qaaday gudaha !$raa’!!il + Xmss oo u gudbisay dhexdhexaadiyeyaasha jawaabteeda hindisaha xabad joojinta dagaalka + Abaanduulaha !$raa’!!l oo saaka soo bandhigtay arrinta ugu muhiimsan ee Nitenayahu u aqbalayso shuruudaha Xmss ee xabad joojinta + Military-ga!$raa’!!l oo qirtay khasaare hor leh oo ciidankooda dagaalka ka soo gaaray + warar kale.
24/07/2025
Khabiir Turki ah oo ka hadlay suurtagalnimada in Turkiga & !$raa'!!l ay ku dagaalamaan gudaha Suuriya
23/07/2025
Madaxweynaha Tuniisiya oo arrin yaab leh si kadis ah ugu sameeyay wafdi Mareykan ah + Iiraan oo dayax gacmeed ka tuuraysa gudaha Ruushka + Ra'isalwasaare h**e oo dal Afrikaan ah oo dacwad lagu soo oogay sababta fariin uu ku qoray Twitter-ka
23/07/2025
Deg Deg: Madaxweynaha Suuriya Axmed Al Sharaac oo la sheegay in afar goor uu ka badbaaday isku day khaarijin + Dawlada Suuriya oo si rasmi ah taageero military uga dalbatay Turkiga- maxay arintan ka macno tahay? Warbixiin ayaan idiin haynaa + Iiraan oo qaadatay go’aan cusub oo ka duwan kii h**ey ay uga soo saartay hay’adda IAEA ee xakaymta faafitaanka nukliyeerka + Taliyaha Guud ee Ciidamada !$raa’!!l oo qiray inay ku jiraan dagaallo aan h**e loo arag taariikhdii h**e + Wararkii u dambeeyay ee Gaza iyo xaalada sida ay caawa tahay ayaan sidoo kale idiin haynaa + Baarlamaanka !$raa’!!l oo u codeeyay go’aan lagu qaadanayo Daanta Galbeed ee la haysto + warar kale.
23/07/2025
Wararka Soomaalida: Dowladda Soomaaliya oo ku eedeysay Puntland in ay “afduubatay”markab hub u siday xarunta tababarka Turkiga + Puntland oo si jeesjees ah kaga jawaabtay go'aanka Dowldda Somaaliya + Is-mariwaaga DFS iyo Puntland oo heer kale u gudbay +Wararkii u dambeeyey Balad Xaawo ka dib dagaaladii dhimashada & dhaawaca sababay ayaan barnaamijka idinkugu haynaa + Iska horimaad khasare dhimasho sababay oo ka dhacay xadka Soomaalida & Oromada itoobiya +Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo xukunno adag ku ridday xubno Alshabaab ah oo ku lug yeeshay falal dilal ah .
23/07/2025
Galabta Q@sa wacdaro culus ayaa ka dhacay - Dagaalyahannada Isk@ Caabinta oo ka warbixiyay hawlgal ay ka fuliyeen Rafax oo ay ku beegsadeen ciidmamada duulaanka ah 25 askari dhimasho & dhaawac + Jarmalka oo ogolaaday in Turkiga laga iibiyo diyaaradaha dagaalka ee Eurofighter Tyhpoon + Ukraine & !$raa'!!l oo ka hadlay wax ay ugu yeereen halista Iiraan + warar kale
Be the first to know and let us send you an email when HBN Online TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.