شبكة الدارين

شبكة الدارين ADDUUN & AAKHIRO.

15/07/2025

Siyaarada 32aad ee sheikh Cabdirisaaq Sheikh Cusmaan Sheikh Xasan Macallin oo lagu qabtay Muqdisho.

13/07/2025

Dr Shiikh shariif maxamed cumar "Intan oo dad ah, cid lacag la siiyay ma jirto, cid si gaar ah loogu yeerayna ma jirto. Kaliya waxay u yimaadeen jacaylka ay u qabaan Sheekh Cusmaan Xidig《AUN》."

11/07/2025

XUSKA SHEEKH CUSMAAN XIDDIG:-Sidee u dhacday Siyaarada 1aad ee Sheekh Cusmaan Xiddig oo lagusoo khatimay Muqdisho.?

DAAWO:-Warbixin dhameystira.

11/07/2025

D.r.Sheekh Abuubakar Oo Kahadlay Siyaaradii 1aad Sheekh Cusmaan Xidig

10/07/2025

MUUQAALLO&SOCODKA SIYAARADA:-Kumanaan Xer iyo Culima ah oo wata marya cad cad ayaa lug iyo socod ku maray waddooyinka Muqdisho si ay u soo gaaraan Dariixa Sheekh Cusmaan Xiddig.

10/07/2025

MUUQAAL CAJIIB AH:-Nimcada Roobka ayaa dushooda ku hooreyso kamana aysan hor istaagin Xuska Alle iyo u duceynta Sheekooda Sheekh Cusmaan Xiddig.

10/07/2025

Xog hordhaca ah:-Sidee u socotaa Siyaarada Sheekh Cusmaan Xiddig?

Xaqiijin iyo xaaladda Sheekh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif.Marka H**e waxaan bulshada lawadaageynaa in xaalada Shekha aysa...
06/07/2025

Xaqiijin iyo xaaladda Sheekh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif.

Marka H**e waxaan bulshada lawadaageynaa in xaalada Shekha aysan udarneyn sida lagu baahiyay Baraha Bulshada.

Sheekha ayaa todobaadkii h**e Isbitaal kuyaala magaalada Muqdisho loo dhigay xaalad caafimaad kaddib markii uu dhaawac kasoo Gaaray mid kamida labada suul ee lugaha.

Sheekha oo sida ay noo sheegeen xubno xerta kamida la noolaa mudaba cudurka Macaanka ayay dhaqaatiirtu ku taliyeen in Suulka laga jaro si uusan dhaawaca oo umuuqday inuu infekshan qaaday ugu faafin Qeybaha kale ee lugta .

Hadda Xaalada shekha way wanaagsantahay waana laga saaray Isbitaalki sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka ag dhaw.

05/07/2025

Sheek Maxamuud Guriceel oo ka qeyb Galay Siyaarada Caalimkii Soomaaliyeed Sheekh Cusmaan Xiddig ayaa ka hadlay Maxabbada Culimada.

04/07/2025

Culimada ugu waaweyn Soomaaliya oo ku biiray Siyaarada 1aad ee Sheekh Cusmaan Xiddig oo maalintii 6aad si xiriir ah uga socota Muqdisho.

04/07/2025

Siyaarada 32aad ee Sheekh Xuseen Cadde oo galabta lagu qabtay Magaalada Muqdisho,haddaba yaa ka qeyb galay?

SAWIRO:-Siyaarada Caliimkii Soomaaliyeed Shiikh Cusmaan Xiddig Oo Malmahaan Kasocatay Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa  maa...
03/07/2025

SAWIRO:-Siyaarada Caliimkii Soomaaliyeed Shiikh Cusmaan Xiddig Oo Malmahaan Kasocatay Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa maanta ka Qeebgalay Culimadii Ugu Waa weynaa Gayiga Soomaaliya

Address

Wandsworth

Telephone

+252613870499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when شبكة الدارين posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to شبكة الدارين:

Share