Abdikafi Caruuse

Abdikafi Caruuse Follow and Like

07/07/2025

“Qofkastoo xaduuda ka talaaba Dawlada Puntland waxay ka qaadaysaa talaabo ayadoo ciidankkeedu maqlayaan”WM DENI

07/07/2025

“SSC KHATUMO waxaan leeyahay horey baan idinkaga aamusnay lakiin hadda kadib jawaab baa naga helaysaa”WM DENI

07/07/2025

Madaxweyne said Deni oo eedo culus ujeediyey Dawlada federaalka

Madaxweyne Deni "SSC-Khaatumo waxaan leeyahay Sool Iimaansada, haddaad idinku rabtaan inaad baxdaan gobol kale oo Puntla...
07/07/2025

Madaxweyne Deni "SSC-Khaatumo waxaan leeyahay Sool Iimaansada, haddaad idinku rabtaan inaad baxdaan gobol kale oo Puntland ah ma qaadanaysaan, Dawlada Federalka ah waxba kuma faa'iidi doonto qalalaaasaha ay wadaan".

06/07/2025

" Reer aaden iyo Germany waa is barandoonaan"

06/07/2025

Gobol kamid maraykanka oo Africa ka miisaaniyad badan.

04/07/2025

Muddo kadib maxaa iska badalay hawada Soomaaliya

23/06/2025

kala cararka bariga dhexe

23/06/2025

Caawa caasimada Dooxa duqayn culus ayaa ku socota

23/06/2025

Soomaalida ku nool dalka Qatar oo caawa cabsi weyn dareemaya gantaalada Iran aawgii | Wuxuu ku qeylinayaa Alla hooyo caawa xaalku caadi ma aha.

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland oo Qabtay Argagaxiye Ajaanib ah oo Ka Tirsan Daac1sh.Calmiskaa...
14/06/2025

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland oo Qabtay Argagaxiye Ajaanib ah oo Ka Tirsan Daac1sh.

Calmiskaad – Juun 14, 2025
Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigtay argagaxiye u dhashay dalka Turkiga 🇹🇷, kaasoo ka tirsan kooxda Daac1sh. Ninkaan ayaa lagu qabtay isagoo kaligiis biyo ka dhaansanaya ceel, oo ku hubeysan Qori A47, balse aan la socon wax koox ah.

Waxa uu Luuqada Afsoomaaliga ka garanayah ninkan Ha idilinina,. waxa uu bixiyay macluumaad la xiriira arrimo ciidan iyo mid sirdoon.mm

13/06/2025

Madaxwayne Deni oo garoonka diyaaradaha Garowe ka sagootiye taliye raage oo caafimaad loogu qaaday Dalka dibadiisa

Address

Central Jakarta

Telephone

+252905190516

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikafi Caruuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikafi Caruuse:

Share

Category