Somali News

Somali News Warar dhaxdhaxaad ah iyo Qusul iyo Qaraaxo

01/06/2026

SORRY ISTAAHIL OO LADHAHAY CUNUGAADA MANOOXNUUXSANAAYO AAD BEEY U CALOOLO XUMAATAY MISKIIN,

10/05/2026

DEDEG M.WAYNIHEE SHEEKH SHARIF OO KU BAAQAY IN UU KA DHACO MUDAHRAADKA STADIUM KOONIS BAS AH.

09/05/2026

Dhulbanaan hadayba arkaan waxay arkaan lacag team Xasan sheekh iyo mucaaradka way is hayaan.

08/05/2026

Dowladda waqtigeedu gabaabsiga yahay ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxay shalay sheegtay in ay joojisay dhulboobkii iyo barakicintii ay ka wadday caasimadda, waxaase ayaandarro ah in ay xalay ilaa maanta cagaftu burburin ka waddo xaafado ka tirsan degmooyinka Xamarjajab, Waaberi, Shibis, iyo Heliwaa. Tani waxay marag iyo tusaale nool u tahay sida ay isu burinayaan hadalka iyo ficilka dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay u yihiin kaaf iyo kaladheeri.

Axmed Maxamed xuseen wasiirkee maaliyada koonfurgalbeed ayaa laga dhigay si rasmi  ah ku simaha Madaxweynaha koonfurgalb...
30/03/2026

Axmed Maxamed xuseen wasiirkee maaliyada koonfurgalbeed ayaa laga dhigay si rasmi ah ku simaha Madaxweynaha koonfurgalbeed. .

Laftagareen iyo godoomiyihisee baarlamaanka ayaa hada ka dhoofaya airporka shaatigaduud asigoo aadaya Kenya waxaa xilka ...
30/03/2026

Laftagareen iyo godoomiyihisee baarlamaanka ayaa hada ka dhoofaya airporka shaatigaduud asigoo aadaya Kenya waxaa xilka si ku meel gaar ah u haynaya wasiirka maaliyad koonfurgalbeed.

Diyaaradaan ayaa hada ka baxayso airporka muqisho ayadoo ku see jeedo BAYDHABO sidana ciidan koofi cas iyo madax dowlada...
30/03/2026

Diyaaradaan ayaa hada ka baxayso airporka muqisho ayadoo ku see jeedo BAYDHABO sidana ciidan koofi cas iyo madax dowlada soomaaliya. .

30/03/2026

Heestaan ayaa u daaran Xasan eelaay iyo taliyaashada dagaal hogaaminyay.

30/03/2026

Wasiir Xasan eelaay oo shacabka kula hadlay baydhabo

30/03/2026

Baydhabo.

Address

Ciputat

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share