Abdirahmaan Abdullahi Diiriye Media

Abdirahmaan Abdullahi Diiriye Media Abdirahmaan Abdullahi Diiriye Media
(1)

Abdirahmaan Abdullahi
🎬 Madadaalo & Muuqaal Soojiidasho Leh
📈 Ku dhiiri geli oo qosol la wadaag
📍 Soomalida codkooda u muujinaya hal-abuur
📩 La soco si aad u hesho madadaalo tayo sare leh!..

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Allah unaxariisto Liiban Xaashi oo kamid ahaa ilaalada Ra,iisul wasaare Xasan K...
24/09/2025

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Allah unaxariisto Liiban Xaashi oo kamid ahaa ilaalada Ra,iisul wasaare Xasan Kheyre ayaa geeriyoday.💯🙏
Abdirahmaan Abdullahi Osman

Waxaan soo xasuustii hadalkii Trump oo yiri soomaliya No government no police  ileen waaba run sidaan xaq miyaa💔🤔in masa...
24/09/2025

Waxaan soo xasuustii hadalkii Trump oo yiri soomaliya No government no police ileen waaba run sidaan xaq miyaa💔🤔in masaakiinta ladilo.

Waana ka xumahay waxa ku dhacay maamadas ,aabaha iyo inti la mida
dowlada wa ine la xisaabtan taa askarta suuraad xumeyneyso dowldadda iyo askarta inteeda kale
Waa in lala xisaabtama askarta mucaaradka si hoose ula shaqeyneyso si lo magac dilo dowlda iyo ciidama qaranka..😭🙏
Ummadan soomaliyeed dhibka heysta rabi unbaa ka qaadi kara laakiin ficil ayaa loobaahan yahay dulmiga looga hortago.💯👀

, , , , , .

Allah unaxariisto shabeelka mudug idinkana usoduceeya..😭🙌 ,  ,  ,  ,  ,  .
24/09/2025

Allah unaxariisto shabeelka mudug idinkana usoduceeya..😭🙌

, , , , , .

Diid ama yeel kusalli Nabigeena Muxamed ﷺHadaad online tahay kusali Xabiibkeena Muxamed ﷺ ❤️🙏 FOLLOW NAGU DHIIRA GALI WL...
23/09/2025

Diid ama yeel kusalli Nabigeena Muxamed ﷺ
Hadaad online tahay kusali Xabiibkeena Muxamed ﷺ ❤️🙏
FOLLOW NAGU DHIIRA GALI WLL ALLAH KUSHARFO 🙏 ❤️ 💖
✨🕌🌙🤲❤️✨

23/09/2025

Eena eena oo Tabliiq iska dhiibay😁
Subxaanallah marna madhuusin dheh marka tabliiq noqo😁🤣

, , , , , .

😭Gabdhaha Soomaaliyeed sirta noosheega sidaaan talo ma ahan raga caalamka iska dhicin lahayn🤣😁😭Gabdho kajwaba dee.???   ...
23/09/2025

😭Gabdhaha Soomaaliyeed sirta noosheega sidaaan talo ma ahan raga caalamka iska dhicin lahayn🤣😁😭

Gabdho kajwaba dee.???

22/09/2025

Reer Puntland sidan maxaa waye🤣
Only legend fahmi karo😁🤣
Var sooqabo..

Waa marxum carab cali oo lagu dilay D/karaan😭Lacag baad ah oo ah 1$ dollar 💵 dhib dartiis loodilay subxaanallah illahay ...
22/09/2025

Waa marxum carab cali oo lagu dilay D/karaan😭
Lacag baad ah oo ah 1$ dollar 💵 dhib dartiis loodilay subxaanallah illahay ha unaxariisto marxum ka dhintay..

Waxuu watay gaarigaas Leyla calaawi ah.
Dilaaga oo katirsan ciidan ka booliska ayaa goobta kabaxsaday dowlada waxaan kacudsana in lasoqabto Askarigas Sharcigana lahor geeyo..🤝

Soomaliyay sidaan xaq miyaa 😂🤣wiilka waaba dhali kartaa maxay uguursatay😭🤔
22/09/2025

Soomaliyay sidaan xaq miyaa 😂🤣wiilka waaba dhali kartaa maxay uguursatay😭🤔

21/09/2025

Yaaku dhahay bilaal madheli karo🤣
Maxaa aragtay vaar sooqabo👀😂

😢💔 Sheeko Xanuun BadanWaa wiil reer Somaliland ah 🇸🇴, muddo labo sano iyo dheeraad ayuu ku soo dhisayay ganacsi sarifle ...
21/09/2025

😢💔 Sheeko Xanuun Badan

Waa wiil reer Somaliland ah 🇸🇴, muddo labo sano iyo dheeraad ayuu ku soo dhisayay ganacsi sarifle (lacag baddal) 💱.
Wuxuu maray hawl adag:
✔️ samaysashada liisanka 📄✅
✔️ suuq gaynta numberkiisa 📲

Ugu dambayn wuxuu bilaabay inuu manfacaad sado isaga iyo labo wiil oo shaqada laga qaaday 👨‍👨‍👦, wuxuuna ka biili jiray qoysaskooda 🏡❤️.

Laakiin 😔 caqabado ayaa ku dhacay:
❌ Numberkiisii waa laga xidhay 📵
❌ Bankiga ayaa ka xannibay cardkiisii 🏦💳

Wiilkii dadaalka iyo riyada lahaa maanta wuxuu wajahayaa caqabado adag 😭😭😭.
Alle ha u fududeeyo 🤲💔.

Wax barto aan barwaaqo gaarnee..♥️🎁Hooyo soomaliyeed oo kufaraxsan ganacsigeeda yar iimaanka waa shey qaali..📷💯❤️       ...
20/09/2025

Wax barto aan barwaaqo gaarnee..♥️🎁
Hooyo soomaliyeed oo kufaraxsan ganacsigeeda yar iimaanka waa shey qaali..📷💯❤️

Address

Jakarta

Telephone

+252684405606

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan Abdullahi Diiriye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share