warkeen media

warkeen media fadlan kala soco
1-siyaasada
2-muuqaalo xiiso leh
3-ciyaaraha
4-war sugan

14/07/2026

Fatuush aniga somaliland rajo k**a lihi waxaan rabaa in uu xukumo xasan sheeq calankana laga taago

Arooskan jacay in la isku guursaday miyay kula tahay mise ku xumeen in la isku guursaday
11/06/2026

Arooskan jacay in la isku guursaday miyay kula tahay mise ku xumeen in la isku guursaday

09/04/2026

Aarka sanaag kiiska habi waxay u muuqataa in la musuq maasuqayo oo luuziina la iska fasaxo

04/04/2026

Daahir alasow oo ka ducaystay shariifada kadib markii uu ku wareejiyay guri asiga uu kenya ku leeyahay furihiisa

04/04/2026

Mama malyuun oo magacyadii ay bixisay lagu haysto sida dumar land

03/04/2026

Malyuun Rooble habar gidir iyo abgaal waxaa isku diraya daarood ee isma necbana waa dad walaalo ah

03/04/2026

Istaahil rashka k**a harto asigana in uu bahdilo gurigana ka buriyo k**a daalo

03/04/2026

Fanaanada ayaan wadani iyo tolkeeda abgaal oo ka xanaaqay heesta xaawo dagan ay soo qaaday kuna tilmaameen in ay tahay hees abgaal lagu caaynayo

01/04/2026

Ninkii h**e ee istaahil oo live ku sheegay in uu wali istaahil jecel yahay walina uusan furin aniga oo qaba ayay nin kale guursatay

01/04/2026

Saaxiibteeda oo ay aamintay ayaa sixirtay si ganacsigeeda uu u bur buro maadama ganacsigeeda dadka ay aad u jeclaayeen

Address

Ks Jalan Tubun Raya No 59b
Jakarta
10260

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when warkeen media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share