Somali Tv

Somali Tv 70K nagu tuura follow soo dhaha pageka❤
(1)

Yaa dhahay farax Somali romantic Maaha 👀👇
25/09/2025

Yaa dhahay farax Somali romantic Maaha 👀👇

One of the best picture. 👇
25/09/2025

One of the best picture. 👇

One of the best picture. 👇
25/09/2025

One of the best picture. 👇

25/09/2025

Sundus ayanle oo lagu Xiray Somaliland 😱😳

DEG DEG; Gaadiid nooca is jiidka ah oo waday Geel, kana baxay Deeganka kuna socday berbera ayay kooxaha Finaasti dhexda ...
24/09/2025

DEG DEG; Gaadiid nooca is jiidka ah oo waday Geel, kana baxay Deeganka kuna socday berbera ayay kooxaha Finaasti dhexda u galleen. Laba gaadhi ayay qabteen. Gaadhi kalena wuu gubtay. Ilaa toban Geela ayay rasaas ku dhacday. Hal qof ayaa dhawac ah oo la geeyay Salexlay. Ina-Guuxa weeye goobtu.

“ aniga in aan so Hanuunay Alle ayeey ka sugnaatay, waxaan arkay dad leh run k**a ahan dadka ayeey dareen kooda soo jiid...
23/09/2025

“ aniga in aan so Hanuunay Alle ayeey ka sugnaatay, waxaan arkay dad leh run k**a ahan dadka ayeey dareen kooda soo jiidan rabtaa iyo hadalo kale oo i dhibay, dadkaas badan kood markii aan howsha Khaldan ku Jiray way igu taageeri jireen waxa ay i dhihi Jireen Runta ku dhimataa balse Maanta oo aan Alle u dhawaaday Beenley baan la’ahay, waa dad Xaasidiin ah oo Cadaabta ila doonaya”

Yaasmiin Ex qaawan ayaa dacwo ka ah Dadka Baraha bulshada ku dhaleeceeya kana soo horjeeda in ay Xijaab qaadato.

Maxey kula tahay adiga?

fakar kaaga hoos ku reeb.👇

Congratulations🎉🥳👏 1M.Samia Ahmad 🔥
23/09/2025

Congratulations🎉🥳👏 1M.Samia Ahmad 🔥

Lamaane qurux badan m.a Dhalinyaroy yaraanta ku guursada❤️
23/09/2025

Lamaane qurux badan m.a Dhalinyaroy yaraanta ku guursada❤️

Jaceylkii mideeyay Puntland iyo Hirshabele ♥️❣️
23/09/2025

Jaceylkii mideeyay Puntland iyo Hirshabele ♥️❣️

Sihaam Tahliil Iyo Ninkeeda ❤😍❤
23/09/2025

Sihaam Tahliil Iyo Ninkeeda ❤😍❤

Markale Hampalyo Wey isku So labten Waxban O darama ah Waa so socdaan iska sug ilaa Malmo ka dib 👀
21/09/2025

Markale Hampalyo Wey isku So labten Waxban O darama ah Waa so socdaan iska sug ilaa Malmo ka dib 👀

Waa ragga micnaha u yeelay aroosyadii laga qaadi jirey "sida rucubka naasaha hadba soo ruxaayo" oo fanaan nin ah qaadayo...
20/09/2025

Waa ragga micnaha u yeelay aroosyadii laga qaadi jirey "sida rucubka naasaha hadba soo ruxaayo" oo fanaan nin ah qaadayo "Ha i raadsan" loo qaadayo dad is soo raadsaday dartoodna la isugu yimid, "filanmeyn Maryaney marna kaama filaneyn, "Guranyooy gabal kuu dhac" hees tacsi ah oo aheyd "Geellow ilaahii noloshaada hayee" Allaha u naxariistee nin Geelle la yiraahdo h**ey loogu qaaday, anigaaba joogay aroos laga qaadayay, boqolaal hees uu wax shaqo ah ku laheyn arooska iyo farxadda habeenkaas baa ka yeeri jirtey goobaha aroosyada oo lagu sii darey Zamzamey bal isaar iyo jaamkii dhalinyarada lol.

Waxaase jira dadka qaar oo uu kamid yahay xariif walaalkey ah oo Qasim Abdulle Husen la yiraahdo iyo koox lafihii h**e ah oo weli ka gadmi la'yihiin kacaanka cusub ee heesaha aroosyada kuna tilmaama suugaan sooreed ama fan sooreed, kooxdan waxaa ku jira rag uu fanku usoo dhaafin wixii ka danbeetay 1985 oo fanka danbe dhaliila, si weyna ii mucaaradi jirey waagii aan ku jirney hanaqaadka iyo kor u qaadidda fanka & fanaaniinta cusub, illaa ay qaarkood igu inkiraan hibada iyo mucjisadii ay fanka lasoo galeen ama kusoo kordhiyeen Farxiya Fiska, Hodan Abdirahman, Yurub Geenyo, Cawaale Aadan, Lafoole, BK, Nimcaan iyo qaar kaloo ka dhicin, illaa aakhirkii aan ka guuleysanay inteenii lasoo jaanqaadday laba kacleyntii fanka labaatankii sano ee u danbeysay.

Maxaa ka wanaagsan in la amaano boqoradda guursaneysa, halkii laga amaani lahaa gabar aan la aqoon oo magac u yaal ah sida Aamina, Maryan, Ifraax, Hodan ama faras, geel iyo deero, sow maaha haddiyad iyo farxad loo hibeeyay arooska, dhanka dhaqaalahana fanaaniintana u roon qofkii iyo dadka awooda iney iska bixiyaan.

Sida caadiga ah waxaa jirta qaacidda adag oo la iska indha tiri karin oo ah in hirarka ama mowjadaha badda la isku dhigin ee la is raaciyo, sidaas darteed hir faneedkan hirgalay is daad raaciya oo u liqa sida kaniini barastemol ah, waxba lagama qaban karo waqtigaan waxaana mahaddeeda leh raggaan sawirka idin kaaga muuqda oo dardar iyo xiiso gaar ah iyo dhadhan u yeelay fankii, geeyayna halkii ugu habooneyd, wey jiraan fanaaniin kale oo sameeya ama qaada balse afartaan dhalinyaro ayaa gaarsiiyay another level.

Address

Jalan Smtk Salad No15
Medan

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Tv:

Share

Category