Awdal History

Awdal History Awdal History: Waxaad Ka Helaysaa Taariikhda Dunnida, Tani Soomaaliyeed. {Taariikhda H**e Waxa Laga Bartaa Waxa Danbe Ee SooSocda}

Awdal History waa hoyga taariikhda suggan iyo dhaqanka suubban. Sidoo kale waxa aad ka helikartaa xoggo suggan, siman, dhex-dhexaad ah oo dheeli-tiran.

05/08/2026

DEG DEG: Xukumada Somaliland ayaa hada la wareegtay Abdiraxman Suge Iyo Gaadhigii uu watay oo dhawaan lagu qabtey deegaanka Gab ee gobolka Awdal.

Sidoo kale waxa jira dhawr-qof oo kale oo ay kala haystaan beelaha walalaha ah ee Ciise Iyo Gadabuursi ee khilaafku soo kala dhexgalay kuwaasi dib u helidoona xoriyadooda.

Gudoomiyaha gobolka Awdal, wasiirka wasarada macdanta iyo tamarta, la taliyaha madaxweynaha iyo agaasimaha guud ee hay'ada shaqalaha ayaa u mahad celiyay duqaydii ka shqaysay arintan.

Talabadan ayaa kusoo beegmay saacado ka hor markii ay xukuumada Somaliland soo gabagabeysay gogal nabadeed oo dib loogu heshiisiinaayo beelaha walalaha ah ee Ciise iyo Gadabuursi.

05/08/2026

Deg-Deg:- Magaalada Boorama oo U Baahan Gurmad Deg-deg ah oo Lagu Samata-bixiyo Dadka Ku Guryo-beelay Roobabkii Shalay Da'ay !!

Maayar ku xigeenka magaalada Borama ahna ku simaha Maayarka Mudane Axmed Cali Xaddi oo baaq culus u diray qaybaha kala duwan ee bulshada.

Awdal History

05/08/2026

"Maxamed Faarax Waxa Uu Ka Mid Yahay Maamul-xumada Ka Jirta Dawlada, Waa Dadka La Iska Soo Ururshay, Aqoon Laguma Qaadan" !!

Musharax Caynaanshe Maxamed Xassan (Hillaac-dheere) ayaa Maareeyaha Hay'ada Wadooyinka Ugu Baaqay in Uu Joojiyo Dadka Uu Isku Diraayo.

05/08/2026

Boorama:- 150-Qoys oo Ku Guryo Beelay Roobkii Boorama Ka Da'ay iyo Dadka Dhaawacmay oo Dhakhtarada Lagu Dabiibaayo.

Wariye Cimraan Maydhane

05/08/2026

Geerisa:- Gadabuursiga oo Nabada Qaatay 100% !!

Caaqil Cabdi Axmed Cige Salsal.

Boorama:- 114-guri ayuu khasaare ka soo gaadhay roobkii dabaylaha watay ee shalay ka da'ay magaalada Boorama.82-guri oo ...
05/08/2026

Boorama:- 114-guri ayuu khasaare ka soo gaadhay roobkii dabaylaha watay ee shalay ka da'ay magaalada Boorama.

82-guri oo ka mid ah ayuu soo gaadhay khasaaraha ugu balaadhan, kuwaasi oo u badan guryaha ka samaysan jiingadaha iyo aqal soomaaliga ee ay galaan dadka danyarta ah oo badidoodu ay ku yaalaan galbeedka magaalada.

Sida uu sheegay agaasimaha waaxda maareynta masiibooyinka iyo is-bedelka cumilada DHB Maxamed Muxumed Bidixo.

Ugu yaraan 3-ruux ayey dhaawacyo ka soo gaadheen roobkaasi kuwaasi oo labo ka mid ahi ay yihiin dhaawac fudud.

Allaha caafiyo, Aamiin
Awdal History

05/08/2026

DEG DEG: Masuliyiintii xukumada ee ka qayb-galay shirkii Geerisa oo hada dib u soo laabtay.

05/08/2026

Midawga Warbaahinta Awdal History iyo Lughaya TV oo isku Sidkan, Waxa ay Si Buuxda U Taageerayaan Go'aanada Ka Soo Baxay Shirka Nabada Geerisa.

Maxay tahay sobobta ay u taageereen ?? Commentiga ka eeg !!

05/08/2026

Dadkan $50 oo keliya aan Haysanin Miyey iska Bixin-karaan $50-Kun ??

Nabad-baa Caano Macaan !!

05/08/2026

Samaroon Mideeye Noqo, Soomaali Mideeya Noqo !!

Muuqaalka guud ee Xafladda shaacinta Caano-shubka Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil ahna suldaanka Ree nuur Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan.

Address

Dublin

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal History posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awdal History:

Shortcuts

Share