Dhexkujire Tv

Dhexkujire Tv si aad u hesho wararka iyo warbaxinada ugu danbeeyay like saar share-na dheh.

Chelsea ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Tottenham waxa ayna ku adkaaday 4:2.Waxa ay soo tiigsatay booska la...
08/12/2024

Chelsea ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Tottenham waxa ayna ku adkaaday 4:2.

Waxa ay soo tiigsatay booska labaad iyada oo Liverpool usoo jirsatay 4 dhibic.

Dhexkujire Tv

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha Afirca ee loo diyaarinaayo koobka adduunka ee 2...
30/11/2024

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha Afirca ee loo diyaarinaayo koobka adduunka ee 2026 ,wuxuu tababarkii labaad kaga qyab-gali doono dalka Isutaga Imaaraadka Carabta bisha kowaad 2025.

Dhexkujire Tv

Kooxda Barcelona ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Las Palmas.1971 ayaa ugu danbeesay in Las Palmas ay koo...
30/11/2024

Kooxda Barcelona ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Las Palmas.

1971 ayaa ugu danbeesay in Las Palmas ay kooxda Barcelona ka adkaato.

Dhexkujire Tv

Xulka England lix kulan uu hogaamiyey Lee Carsley:▫️ 5 kulan oo ay adkaadeen ▫️ 16 goolna waa ay dhaliyeen▫️ 3 waa laga ...
17/11/2024

Xulka England lix kulan uu hogaamiyey Lee Carsley:

▫️ 5 kulan oo ay adkaadeen
▫️ 16 goolna waa ay dhaliyeen
▫️ 3 waa laga dhaliyey
▫️1 kulan xulka Greece ayey guuldaro kala kulmeen

Lee Carsley shaqo adag ayuu qabtay👏

🚨 DEG DEG: Xulka England ayaa lagareebay 8️⃣ ciyaariyahan oo bandhigooda aad u sareeyey marka lagareebo goolhaye Ramsdal...
11/11/2024

🚨 DEG DEG: Xulka England ayaa lagareebay 8️⃣ ciyaariyahan oo bandhigooda aad u sareeyey marka lagareebo goolhaye Ramsdale! 🤕⛔️

Cole Palmer, Bukayo Saka, Trent Alexander-Arnold, Phil Foden, Levi Colwill, Jack Grealish, Aaron Ramsdale and Declan Rice ❌

Waxaa booskooda buuxiyey xiddigahaan:-
Morgan Rogers, Jarrod Bowen, Jarrad Branthwaite, Tino Livramento, James Trafford.

Maxay kula tahay.

Rúben Amorim iyo shaqaalihiisa tababarka oo uu horay u soo watay ayaa goordhow ka soo degay Magaalada Manchester.Macalli...
11/11/2024

Rúben Amorim iyo shaqaalihiisa tababarka oo uu horay u soo watay ayaa goordhow ka soo degay Magaalada Manchester.

Macallin Amorim mardhow waxa uu bilaabi doonaa shaqadiisa Tababarenimo ee kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford.

Kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal waxay wada ciyaareen guud ahaan 76 kulan.28 kulan Arsenal ayaa adkaatay, 26 k...
10/11/2024

Kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal waxay wada ciyaareen guud ahaan 76 kulan.

28 kulan Arsenal ayaa adkaatay, 26 kulan waxaa badisay Chelsea, halka ay barbaro galeen 22 kulan.

The Blues ayaa u baahan inay labo kulan guul ka gaarto Gunners si ay garbo siman u noqdaan guulaha ay kala gaareen labadan kooxood.🔴🔵

BREAKIG 🚨 Kooxda Ciidanka Booliska ee Heegan FC ayaa ku dhawaaqday saxiixa Farxaan Maxamed Axmed (Xiddig) oo ay kala soo...
09/11/2024

BREAKIG 🚨 Kooxda Ciidanka Booliska ee Heegan FC ayaa ku dhawaaqday saxiixa Farxaan Maxamed Axmed (Xiddig) oo ay kala soo wareegeen Horseed.

Sida lagu qoray bogga Facebook-ga kooxda, berri galab ayaa lagu soo bandhigi doonaa saxiixaan cusub garoonka Stadium Muqdisho.

Farxaan Xiddig oo lagu tiriyo ciyaartoyda ugu tayada wanaagsan dalka ayaa bilaaban doona waayahiisa cusub ee kooxda Heegan.

Berito & Stadium Muqdisho 🤝🙌🏾

Xigasho: Abdirashid shardinho

Hogaamiyayaasha Horyaalka Premier League Liverpool 5 dhibic oo nadiif ah ayey hoyaalka ku hayaan 🔴🙌Reds ayaa 2-0 kaga ad...
09/11/2024

Hogaamiyayaasha Horyaalka Premier League
Liverpool 5 dhibic oo nadiif ah ayey hoyaalka ku hayaan 🔴🙌

Reds ayaa 2-0 kaga adkaatay Aston Villa haddana waxa ay leeyihiin 28-dhibcood. 🔴🙌

No player has been involved in more Premier League goals than Mo Salah Mo Salah ayaa sameeyey isku darka caawinta iyo dh...
09/11/2024

No player has been involved in more Premier League goals than Mo Salah

Mo Salah ayaa sameeyey isku darka caawinta iyo dhalinta goolasha 14 majiro ciyaariyahan kulug yeeshay 🎯

▪️ 8 gool
▪️ 6 caawinaad

Dhexkujire Tv

Manchester City ayaa guuldarooyin xanuun badan la kulantay afartii kulan ee ugu danbeesay.: LLLL 💀    Dhexkujire Tv
09/11/2024

Manchester City ayaa guuldarooyin xanuun badan la kulantay afartii kulan ee ugu danbeesay.: LLLL 💀

Dhexkujire Tv

BRIGHTON ayaa afar daqiiqo ay ku qaadatay inay City gool ay kaga hormartay hogaanka kaga qabato 😱    Dhexkujire Tv
09/11/2024

BRIGHTON ayaa afar daqiiqo ay ku qaadatay inay City gool ay kaga hormartay hogaanka kaga qabato 😱

Dhexkujire Tv

Address

Dublin
D02DY01

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhexkujire Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhexkujire Tv:

Share