25/03/2024
Sirdoonka Oo Qabtay Ninkii Maydka Dhakada kaga istaagi Jiray xiligii dagaalka Laas-caanood
Sirdoonka Somaliland Waxay gacanta ku dhigtey Cawil Daarood Yuusuf oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dabajirtey, Eedaysanahan ayaa kamid ahaa dadkii ku lugta lahaa dagaalkii Lascanod, gaar ahaan shaqsiyaad si ka baxsan xeerarka dagaalka ula dhaqmay Askarta ka dhimatey ciidanka.