Ceel-cad press

Ceel-cad press CEEL-CAD PRESS waa warbaahin dhex dhexaad ah una adeegta bulshadeeda kala Soco maad iyo madadaalo Xog-ogaalnimo iyo xuuraansi,Madadaalo iyo musik �

04/07/2026

Gallaadi Doollo DDS ❤🌍📍

Jigjiga:- Qayb kamida Bulshada Gobolka Doollo gaar ahaan beesha Reer xaamid oo uu Hogaaminayo islaanka beesha Islaam Caw...
02/04/2026

Jigjiga:- Qayb kamida Bulshada Gobolka Doollo gaar ahaan beesha Reer xaamid oo uu Hogaaminayo islaanka beesha Islaam Cawil Islaam Xasan Cigaal Ayna ku waheliyaan Masuuliyiin kala duwan Ayaa kulan Qado Sharaf ah ku yeeshay Huteelka Duule ee Magaalada Jigjiga.

Kulan ayaa xooga lagu saaray mideynta bulshada iyo Arimaha doorashooyinka DDS,kulanka Waxaa la iskula qaatay in si dhamaysitan loo tageero Musharax Xildhibaan Jabarti Cumar Nuur oo u taagan Doorashada xildhibaanada DDS ee Degmada Gallaadi

Kulanka Waxa kasoo qayb galay Xildhibaan Aasiya Abdinaasir, Gudoomiye h**e Abdiqani Abdille, Gudoomiye h**e Abdifatah Sayid, Odayaal Aqooyahan iyo Ganacsato.

Ceel-cad press

Tacsi Waxaan tacsi tiiraanyo leg u diraynaa dhamaan ehelkii iyo Qaraabadii  uu ka baxay Nabadoon  Abdullahi Warsame  (Ci...
11/03/2026

Tacsi

Waxaan tacsi tiiraanyo leg u diraynaa dhamaan ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Nabadoon Abdullahi Warsame (Ciribey) oo caawa ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo halkaas oo uu in mudo ah ku xanuunsanaa.

Rabbi janatul firdowsa haka waraabiyo Samir iyo iimaan allaha kasiiyo bulshadii ui Nabadoonka u ahaa ee Reer Doollo iyo Ceelcad.

Inaa lilaahi wa inaa ilahay raajicuun.

08/02/2026

Xurmadle Islaan Cawil Islaan Xasan Islaam ka Guud ee Beelaha Reer Biciidyahan oo ka qayb Galay Madasha Caana-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed.

Galdogob- MudugIslaan Cawil Islaan Xasan Cigaal ayaa soo si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Galdobob ee gobolka Mudug h...
07/02/2026

Galdogob- Mudug

Islaan Cawil Islaan Xasan Cigaal ayaa soo si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Galdobob ee gobolka Mudug halkaas oo maalinta beri ah ay ka qabsoomayso caleema saarka Ugaaska guud ee Beesha Tanade daarood(Leelkase) islaanka ayaa kasoo kicitimay deegaanka Labile Degmada Gallaadi ee gobolka Doollo wuxuu a hogaaminayay samadoono kala qaybgalaya Xaflada caleema saarka Ugaaska.

📸 Shacraawi Hussein Abdile
Ceel-cad press

Tacsi.Allaha unaxariisto Nabadoon Muuse Cali jamac qoyskii,guud ahaan ehelkii uu ka baxay samir iyo iimaan rabbi hakasii...
04/02/2026

Tacsi.

Allaha unaxariisto Nabadoon Muuse Cali jamac qoyskii,guud ahaan ehelkii uu ka baxay samir iyo iimaan rabbi hakasiiyo

Inaa lilaahi wa inaa ilahay raajicuun.

Address

Dublin
D15P0KD

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceel-cad press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceel-cad press:

Shortcuts

Share

Category