03/12/2025
Update Madaxwayne somaliland ciro iyo 4 wasiir awdal ku matala ayaa shir uga socdaa madaxtooyada.
Arinta laga wada hadlayo ayaa ah book xeer ciise
Goaan Rasmi ah ayaa la filayaa in xukumadu ka gaadho saacadaha soo socda .
Halkan Isha ku haya Jawhar Qalinle