Abdirahman Dini - Bakooz-10

Abdirahman Dini - Bakooz-10 - Shan bari sheekh laguma noqdo -
Dadaal

Ciyaarta maanta koobka xagaga magalada DanbalILAYS F.C VS  SUPERSTARSGALABTA  3:30 PM DANBAL STADIUM
03/07/2024

Ciyaarta maanta koobka xagaga magalada Danbal
ILAYS F.C VS SUPERSTARS
GALABTA 3:30 PM
DANBAL STADIUM

Balwadayda Kaliya ⚽️⚽️Still In StadiumHARAWA TEAM- FAAFAN ZONEGuushii maanta
24/04/2024

Balwadayda Kaliya ⚽️⚽️
Still In Stadium
HARAWA TEAM- FAAFAN ZONE
Guushii maanta

WAKHTI cajiib ahaa 9 sano ka hor iyo Danbal Stadium markan Line up soo galay 2015  cimriga allaha noo barakeeyo dhamaant...
07/04/2024

WAKHTI cajiib ahaa 9 sano ka hor iyo Danbal Stadium markan Line up soo galay
2015 cimriga allaha noo barakeeyo dhamaanteen

Today match
15/03/2024

Today match

Jadwalka koobka Rabadanta ee Wareegyada { Group Stage }Koobka Rabadanta ee Magalaada DanbalIlaahay haynaga dhigo kuwii S...
12/03/2024

Jadwalka koobka Rabadanta ee Wareegyada { Group Stage }

Koobka Rabadanta ee Magalaada Danbal
Ilaahay haynaga dhigo kuwii Soonka, Salaada, Sujuuda laga aqbalo.
Waa bishii Naxariista ee aan isku naxariisano si uu ilaahay noogu Naxariisto insha allah

Halkan kala soco koobka insha allah
Fadlan like, Follow , iyo Share xasuusnow

Abdirahman Dini - Bakooz- 10

10/03/2024

Koobkii Rabadaanta caawa 8:30 ayaa la qorituurayaa insha allah
Hadii aad isku diwaangalin oo aad diyaar tahay Magacaga soo gudbi insha allah ka hor caawa

Ilaahay bisha Rabadana Nabad qab dhamanteen ha nagu gaadhsiiyee
Halkan kala soco insha allah

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane :- Nasradiin Siraaje Marwo:- Hibo Ahmed OmerWaxaan idin rajaynaa guri  Farxadiisa , ja...
06/03/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Mudane :- Nasradiin Siraaje
Marwo:- Hibo Ahmed Omer
Waxaan idin rajaynaa guri Farxadiisa , jacaylkiisa, ixtiraamkiisa , fahankiisa, isku tanasulkiisa , dulqaadkiisa wata insha allah inaad ku wada noolataan
" Barakalahu laka wabaraka calayka wajamaca baynakuma fikhyri "
Hambalyo markale lamaanaha maanta

Alx guul maantaRoad to Cup Quarter final Danbal Vs DaymeedInsha allah guul wacan
29/02/2024

Alx guul maanta
Road to Cup
Quarter final
Danbal Vs Daymeed
Insha allah guul wacan

Shaqo ayaa bilaabmaysa Salasada insha allahDanbal Vs Gablalu    3:00 pm galabnimo
26/02/2024

Shaqo ayaa bilaabmaysa Salasada insha allah
Danbal Vs Gablalu
3:00 pm galabnimo

Guushii maanta  Road to Final insha allah
20/01/2024

Guushii maanta
Road to Final insha allah

Deg- ERER ⁸ " BAKOOZ" GUUL INSHA ALLAHLike and share Dhiirigalin kaliya
15/01/2024

Deg- ERER ⁸ " BAKOOZ"
GUUL INSHA ALLAH

Like and share
Dhiirigalin kaliya

Address

Dambal

Telephone

+251916232024

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Dini - Bakooz-10 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman Dini - Bakooz-10:

Share