Baro Barbaarinta

Baro Barbaarinta BB ugu soo hagaag talo bixin iyo macluumaad sugan oo ku saabsan barbaarinta carruurta.

10/07/2025
Is ogoleysiinta dhallaanka.
10/07/2025

Is ogoleysiinta dhallaanka.

02/07/2025
Waa loo fekeray halkii taleefan lagu mashquuli lahaaπŸ‘Œ
28/06/2025

Waa loo fekeray halkii taleefan lagu mashquuli lahaaπŸ‘Œ

13/06/2025

Qeyb ka mida Su'aalo laygu waydiiyey qolka Telegram-ka.
Nala soco oo Baro Barbaarinta

Ciid mubaarak πŸπŸ‘
05/06/2025

Ciid mubaarak πŸπŸ‘

04/06/2025

Bilaha ugu horreeya sidaan ayaa dhallaanka loola sheekeystaa.
Waxa muhiim ah:
1. Inuu dhawaqaaga si sariixa u maqli karo.
2. Inuu arki karo xarafka aad ku dhawaaqeyso halka uu kasoo baxayo (makhrajka).
3. Hadal kooban ama erey qura aad kula hadasho, ee dal-dalan dheer waxba k**a qabanayo ilmuhu.

Nala soco oo,
Baro Barbaarinta

25/03/2025

Sax mise Qalad?

18/11/2024

Laga yaabee inaad adinku ku qososhaan, lkn aniga 5 astaamo oo guulaha shaqsiyadeed lagu gaaro ayaa iiga muuqata inanka ama inanta yar:
1. Yool cad
2. Howl karnimo
3. Isku day badan
4. Daal iyo quus la'aan
5. Fashilka oo aan laga baqan. Kilibkaa yar ee aan daqiiqad iyo barka dhameyn ayaan ka tiriyey 15 isku day oo ka fashilantay, waana hubaa haddii uu sidaa ku wado inuu hadafkiisa gaarayo.

14/08/2024

Eeg sida ay ilmaha yari ula falgalaan qofka wax u aqrinaya ama la hadlaya:

1. Feejignaan (attension) saaida ayey siinayaan qofka hadlaya. Taasoo ka dhigan in maskaxdoodu duubeyso wax badan oo ka mida waxa ay maqlayaan.
2. Waxa ay eegayaan halka hadalku kasoo baxayo. Taasoo ka dhigan ineey doonayaan qaabka hadalku u sameysmayo ineey bartaan ka dibna ay koobiyeeyaan. Waana aragteen ilmuhu in qofka la hadlayaa markuu hadalka dhameeyo ay ka daba hadaaqaan. Ogoow hadaaqaasi waa wixii aad tiri oo aan ereyeysneyne.

F.G: haddii codku uusan kuu daarmeyn Copyright aawgeed linkiga hoose ee Telegram-ka kasoo daawo.

Nala soco oo Baro Barbaarinta
https://t.me/BaroBarbaarinta

14/07/2024

Address

Hyderabad

Telephone

+917386572836

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baro Barbaarinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baro Barbaarinta:

Share

Category