Sahan Hajji

Sahan Hajji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahan Hajji, Digital creator, Hyderabad.

20/05/2024

Golden voice manshallah 🥰

17/05/2024

Happy 18 may 2024 🥳🥳🥳🥳

CAJIIB: Waxay ka ducaysteen Aabood oo waliba arin la yaab leh ayay sameeyeen.Suhuur iyo Sumaya waxay ku Tartameen sidii ...
12/05/2024

CAJIIB: Waxay ka ducaysteen Aabood oo waliba arin la yaab leh ayay sameeyeen.

Suhuur iyo Sumaya waxay ku Tartameen sidii Aabahood Kelli ugu bixin lahaayeen maadaama labada Keli ay ka fariisteen hase yeeshee Nasiib waxaa u heley Sahuur oo sumayo tartankii waa looga badiyay

Shaley ayaa qaliin lagu sameeyey oo ka Dhacay Hydarabad India waana lagu guuleystey labadooduna waa Caafimaad qabaan, Aabaha iyo Sahuur waxaa haya oo u adeegaya Sumaya oo aad u jecleyd in aabaheed Kelli u bixiso balse nasiibku saacidi waayay

Aabe Salaad Ayaanle (Salaad Weyne) waxaa leeyahay Ilaah Caafimaad ha kuugu daro Kelida Gabadhaada kuu bixisey sidoo kale labada Gabdhood waxaa leeyahay ilaah Ajar iyo Xasanaad ha idin ka siiyo alla idinkiis

Wlh qof kasta oo waalid ah nasiibkaas ma heli ee walaalayaal aan sida wadjir ah ugu ducayno aabe Salaad iyo labadiisa Gabdhood.

09/05/2024

Indian vote 🙋‍♂️

08/05/2024

Real koobkan way ka qalin jabisay

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفرها وارحمها واسكنها فسيح جناتك يارب العالمين 🤲🤲🤲😭😭😭 naxariis waasaca alle ha siiyo hab...
08/05/2024

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفرها وارحمها واسكنها فسيح جناتك يارب العالمين 🤲🤲🤲😭😭😭 naxariis waasaca alle ha siiyo habo sagal carab oo xaqii ku yimid اللهم اجعل قبرها روضة من رياض الجنة 🤲🤲

07/05/2024

Xaliimada maskiinkaan Saan yeshay i waca 👁️

06/05/2024

Baabijeey oo lookala balaqay lugaha caawa
😅😅😅😅😅😅😅😅😅

05/05/2024

Muuqaal cajiib badan: Goat geesey oo afka Furtay.

Daawo Muuqaalkaan cajiibka ah siina share garey muuqaalkan page kana follow so dheh mahadsanid

Qudhayda mar u daa Qudhaada ha daawatee
03/05/2024

Qudhayda mar u daa
Qudhaada ha daawatee

02/05/2024

East nin lagu deg-degi karo ma ahan 😅😅😅😅😅

01/05/2024

Nin idoor ah ood casuuntay hadaadan jaad ugu darin waxba k**a jiraan casuumadii lol 🤣

Address

Hyderabad
500 ###, 501 ###, 502 ###.

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Hajji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share