Sh/bulshada Gobollada Dhexe

  • Home
  • Sh/bulshada Gobollada Dhexe

Sh/bulshada Gobollada Dhexe Ku soo Dhawaaw SHABAKADA BULSHADA GALMUDUG si aad uga heshaan Warar Sugan

Ogaysiis.ogaysiis.ogaysiis.Machadka caydaruus xaruntiisa dhexe ee magaalada dhuusamareeb.wuxuu bulshada ku nool caasimad...
13/04/2024

Ogaysiis.ogaysiis.ogaysiis.

Machadka caydaruus xaruntiisa dhexe ee magaalada dhuusamareeb.wuxuu bulshada ku nool caasimada galmudug ogaysiinaya in machadku qaadandoono arday cusub dhamaan qaybaha machadku ka koobanyahay ,sanad dugsiyeedka 1445-1446 h.

Wuxuu ku yaal dhabarka danbe ee xafiiska shirkada somnet.wixii faah_ faahina kala xiriir lambarada hoos ku xusan.

FG: Xafiiska is diiwaan gelintu wuu furanyahya,laga bilaabo 14/April/2024.waafaqsan dhanka hijriga 4/shawaal/1445.maalin kasta 9:00 subaxnimo---4:00 galabnimo.
marka laga reebo maalmaha qamiista iyo jumcada.

Xiriirka:0612956840/0618281167/0615859582
MAHADSANIDIIN

Naftooda ayeey u hibeeyeen diinkooda iyo dalkooda.Caawa iyo masjidka Jaamacatu Raqay Dhusamareeb Adiguna u hur duco oo x...
27/03/2024

Naftooda ayeey u hibeeyeen diinkooda iyo dalkooda.

Caawa iyo masjidka Jaamacatu Raqay Dhusamareeb

Adiguna u hur duco oo xaflada kasoo qayb gal,bacdal taraawiix.i.sh

18/03/2024

علماء اهل السنة فى الصومال.

20/11/2023

Wahaabiyadii kahliijka.
هشام البيلى vs توفيق الصايغ.

Dadka soomaalidu mudooyinkii danbe, waxa ay baraha bulshada kala socdeen labo ka mid ah wadaada wahaabiyada oo ku doodadaya.

yuhuud halala diriro iyo lala diririmaayo.

Umul vs Barbaraawi.

Kuwii khaliijka oo dacmi jiray ayeey kasoo kala jeedaan.

20/11/2023

فضيلة شيخ على نور علمى

Address


Telephone

+252618294466

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh/bulshada Gobollada Dhexe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share