Geeljire

Geeljire Waaa boga rasmiya we Abdi Nur media

DEGDEG  Taliyaha qaybta gobolka mudug farda fuul oo isku day dil ka badbaaday caawaBeesha reer mahad ee Cumar maxamuud b...
21/05/2026

DEGDEG Taliyaha qaybta gobolka mudug farda fuul oo isku day dil ka badbaaday caawa

Beesha reer mahad ee Cumar maxamuud baa dili rabay ayagoo ugu aari rabay wariye Jamal farah oo 5sano ka hor argagixiso gaalkacyo ku dishay

Wariyaha ragii dilay waa la toogtay badankood waxaa ka haray saylor oo ciise maxamuud ah oo bosaaso ku xiran ilaa hada aan la toogan,

Ehelka wariye jamaal oo xalay ka hadlay media ayaa sheegay hadaan saylor la toogan 24saac gudahood in ay dili doonan wasiiro iyo taliyaal ciise maxamuud ah caaway Taliyaha sigeen

Taliyaha iyo sayloor waa ciise maxamuud saasay u dili gaareen.l

Ninkani waa Siciid Bile Ismaaciil. Waa mid kamid ah dhalinyarada Facebook, Nin kaftan badan ayuu ahaa. Muddo 5 bilood ah...
03/05/2026

Ninkani waa Siciid Bile Ismaaciil. Waa mid kamid ah dhalinyarada Facebook, Nin kaftan badan ayuu ahaa. Muddo 5 bilood ah Liibiya ayuu kuxiranyahay sida walaalkiis sheegay Nin Beerka ka xanuunsana waa yahay. Wax dhaqaale ah waa loo waayey.

Magafayaasha gacanta kuhaya waxay uqabteen muddo 6 cisho ah in lagu soo diro $15,000 oo Dollar (Shan iyo Toban Kun oo Dollar) Qoysku waxay hadda bixiyeen kaliya $2,500 (Laba Kun iyo Shan Boqol) intii kalena meel kuma oga. Cidi uma maqna oo ceel uma qodna.

Waxay ummada Soomaaliyeed ka dalbanayaan in lasoo garab qabto oo Ninkaa dhalinyarada ah cadowga laga furfuro.

Kala xiriir: +252906663520.
Sii share garee si uu Dad badan ugaaro.

Address

Mumbai

Telephone

+252907647863

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeljire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share