31/07/2023
SHIRKA WADA-TASHIGA BEESHA REE AXMED OO DOOLOW KAFURMAY.
Isniino,luulyo 31 - Doolow.
Shir wadatashi ah ayaa kaqabsoomay Degmadda Doolow ,shirkaas oo udhaxeeyay beesha Ree Axmed,shirka ayaa lagu gorfeeyay xaaladaha deegaanka ee beeshe degto waxaa si qota dheer looga hadlay sidii xaaladahaas loo wajahi lahaa siwadajir ah, eyna oogu horeeyso dhameestirka Cisbitaalka guud ee Gedo kasoo kasocdo dhismihii Degmadda Doolow,waxaa kaloo hoosta laga xariiqay sidii Run-ways loogu sameyn lahaa Garoonka Doolow oo ah kan oogu mashquulka badan Gobolka,
Shirka waxaa kasoo qeyb-galay Xildhibaan Shiikh Axmed, waziir Amniga Jubbaland Yuusuf Dhuumaal, Taliyaha Amaanka Gobolka Jamaal Xasan sareey, Xildhiiban saneey,Gudoomiyaha arrimaha Bulshadda Doolow iyo qeybaha kale ee bulshada kunool degamadda,
Shirka wuxuu kusoo dhamaaday jawi dagan!
Axmed-weyd Media Network
31-07-2023
Daawo.