Ciidanka cabey afweyne

Ciidanka cabey afweyne kala soco Halkaan hadal xaqiiq ah

ku saleysan ๐Ÿ’™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ช

19/04/2025

Ciidankeygow guuleysto waligiin

29/01/2025

Carmooley taniyo ceel wayeer cirifka diin laawee lama cadale ceelkii shaweed iyo canfaroole waxa wiil cad ee cududa weyn qori cunaha heysto wa caloofi kaligiis majiro canug kaloo jooga

12/12/2024

Gobi kala dhaqaaqdee gabaygii ahaa gabdhaha GJ ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ช๐Ÿ‘ธ๐Ÿฉธ

10/12/2024

TAARIKHDA SHEIKH XASAN BARSAME QEYBTII 1AAD

PLZ SHARE DHAHA

Galab wanagsan dhamaan inta wanaaga jecel ๐Ÿ’™๐Ÿ’ฏ
06/12/2024

Galab wanagsan dhamaan inta wanaaga jecel ๐Ÿ’™๐Ÿ’ฏ

Ceelkii rassa Hiiraan Rasa Moqoy Rasa Moqoy
24/04/2024

Ceelkii rassa Hiiraan

Rasa Moqoy Rasa Moqoy

Hambalyo hambalyo Mohamad Yare alle Hakula garab galo xilka lagu idmaday taliye Wax badan ayaan kula raadiyey Halkaas ma...
24/04/2024

Hambalyo hambalyo Mohamad Yare alle Hakula garab galo xilka lagu idmaday taliye

Wax badan ayaan kula raadiyey Halkaas maanta ayow alle ku wafajiiyey guuleyso waligaa
Insha Allah inaguna garabkada ayaanu nahay taliye

09/02/2024

Guuleysto waligiin walalahey ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿซก

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ุตุงุจุฑูŠู†Allaha unaxariista Nabadoon Muuse Harun iyo  Nur Hussein Alasow ( Nur D...
05/02/2024

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ุตุงุจุฑูŠู†
Allaha unaxariista Nabadoon Muuse Harun iyo Nur Hussein Alasow ( Nur Dhere )
Ilaahey haโ€™unaxaristo Samir iyo iimaan Allaha hanaga siiyo.

03/02/2024

M.a nabadda baryo kuma imaanin ee rag ayaa god ugu jiro ragne wa unafoween

23/01/2024

Qawariij waxba ku dhacay maanta

Address

Balad

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka cabey afweyne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciidanka cabey afweyne:

Share