Isbedel TV

Isbedel TV IsbedelTV waxaad kala soconaysaa wax yabo naftada ay isku badali karto iyo caafimaadkaguba

07/06/2026

War faraxad leh oo kasoo kardhay in liisanka la fududeeyay jarmal
Isbedel TV fans Germany Tourism Surad TV

07/06/2026

ma jirtaa magalo somali leedahay oo la bilic ah meeshan oo kale

06/06/2026

arintan xaasidnimada maxaa ka jira

06/06/2026

AUSTARIA KIISKII UGU YAABKA BADNAA AYAA KA DHACAY

05/06/2026

Wadankan meel loo raaco ma jirto

04/06/2026

Deg deg dad lagu gubay talyaniga

Dhagayso (Agaragax )Muhaajiriin Ka shaqayn jirtay Beeraha Khudaarta Talyaaniga oo Gaadhi lagu gubay 🚗🔥
Yaa ka dambeeya ?
Sida muuqaalka ka muuqata waxaad arki kartaa sida arxan daradda ah ee ay Alabaabka gaadhiga ugu cadaadinayaan si aanay u baxsan Marxuumiimtu .
Dabcan Gaadhiga kuraastiisu waxay ka samaysan tahay Maado markay gubato Sun ah waxaana macquula markiiba inay Maraxuumiintu canudheen oo Naqasku qabtay !

04/06/2026

Hooyo adeeg doonatay ayaa dawlada lagu dacweeyey

04/06/2026

Jarmalka bishii may qaxooti somali ah intee in leeg ayaa iska soo dhiibay ?

02/06/2026

suaal muhiim u ah gabdhaha ganacsatada ah

fans Isbedel TV

02/06/2026

talo ku socota hooyooyinka qurbaha ku nool

Indirizzo

Via Platone 5/c
Cagliari
09123

Telefono

+252634743060

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Isbedel TV pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Isbedel TV:

Condividi

Digitare