Wardoon Media

Wardoon Media Hadafkaynu waa u gudbinta bulshada war ku saleysan xaqiiqo oo la tafatiray.

16/06/2025

300 gantaal oo boqol kamid ahi yihiin kuwa guuxooda ka dheereeya loo yaqaan hypersonic ayaa hadda kuwii ugu horeeyey gaadheen magaalooyin Tel-aviv iyo Haifa. sida ay ku waramayaan ciidamada iiraan.

16/06/2025

𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 : 𝗦𝗵𝗶𝗶𝗻𝗮𝗵𝗮 ayaa ku dhawaaqay in uu kusoo biirayo dagaalka oo si buuxda uu u garab taagan yahay dowladda 𝗜𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻

16/06/2025

Daawo Isbarbardhiga Awoodaha Ciidan Ee Iiraan Iyo Sraaiil & Nidaam Difaacyada.

Wardoon Media

14/06/2025

DEG-DEG: CEELASHII Shidaalka IRAN caawa waa gubanayaan kadib markii 1SRA11L beegsatay, xaaladu waa culustahay

14/06/2025

Wararkii ugu dambeeyay Iran oo xiraysa gacanki Hurmus,diyaaradihi rayidka oo lala qaxay & garoon ilaa deked waa la xiray

14/06/2025

DEG-DEG: Pakistan ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee kamid ah wadamadda Islaamka oo ku dhawaaqa garb istaag buux oo dhinac walba leh oo loo fidinayo Iran.

04/06/2024

Baaba jey wuxuu dhahay SUN AYEEYEYEY IGUSO SHUBEEN Neefta ayaa igu dhagtay ayuu dhahay😭baaba jey

03/06/2024

Asxbta qisadii baaba jey

31/05/2024

Wacdi macaan sheikh xuseen cali jabuuti xafidullah kuwa ka faaiideysto allaha naga dhigo aamiin

Allah unaxriisto janada allah ka wraabiyo mamo qaali ( Ay Xaawa Cadow)  waxan tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaa dhaman ree...
26/05/2024

Allah unaxriisto janada allah ka wraabiyo mamo qaali ( Ay Xaawa Cadow) waxan tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaa dhaman reer Xuseen Iidow Maalin qaasatan Salaad Xuseen Iidow Rufaaci xuseen Iidow, Qadra Xuseen Iidow, Shukri Xuseen Iidow, geerada ku timid Maamo Xaawa Cadwo oo goor dhoweyd ku geeryootay magaalada muqdisho waxan leyhay hoyo samir iyo iiman allah idinka siiyo kitabkeda gacanata midig Allah ka siiyo

Indirizzo

Via Izabella
Caltanisetta
93100

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Wardoon Media pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Wardoon Media:

Condividi