Qolka dhalinta TAYO M D D

Qolka dhalinta TAYO M D D QOLKA ..TAYO M.D⚽️

Hambalyo Hambalyo   Alxamdulillah  allh ayeey mahad u sugnatay  oo noo surta galiyay in aan ku guleysano  Bishi barakeys...
02/04/2025

Hambalyo Hambalyo Alxamdulillah allh ayeey mahad u sugnatay oo noo surta galiyay in aan ku guleysano Bishi barakeysneed ee Ramadan Cup waregii la qabtay Dagmada dheka sufto CHAMPIONS 🏆 Tayo m D D

Ugu danbeyn TAYO M D D  AYAA ISKA XADIRISAY FINALKA INSHA ALLH GUUL AYAAN IDII. RAJEYNAYA CHAMPIONS 🏆 🥇 DHANKENA WAYO IN...
01/04/2025

Ugu danbeyn TAYO M D D AYAA ISKA XADIRISAY

FINALKA INSHA ALLH GUUL AYAAN IDII. RAJEYNAYA

CHAMPIONS 🏆 🥇 DHANKENA WAYO INSHA ALLH

22/03/2025

TAYO M D D VS MIDNIMO

TAYO 8...MIDNIMo 0

Next Geam insha aalh. TAYO GUUL

Si kastaba TAYO WAA UN TAYO ..INSHA AALH guul idiin rajeynaya 👋⚽️
18/03/2025

Si kastaba TAYO WAA UN TAYO ..INSHA AALH

guul idiin rajeynaya 👋⚽️

Waxey dhawan la soo waregtay TAYO M D D .CIYARTOYA  AAD IYO AAD U DA YAR .OO LA DHIHI KARO ILA MUSTAQBALKA  TAYO WEEY AN...
10/03/2025

Waxey dhawan la soo waregtay TAYO M D D .CIYARTOYA AAD IYO AAD U DA YAR .OO LA DHIHI KARO ILA MUSTAQBALKA TAYO WEEY ANFACAYAAN ,.

ciyartoyadan Da yarada ah .ayaa lagala soo waregay ,.Nadi ka dhisan Dagamada .dheka sufto .Ileys fc ...waxaan idin leyhy Gacma furan qalbi furan ku so dhawada . Abdifatax ..FATI & Smith Rowe ___10.

𝐊𝐨𝐨𝐱𝐝𝐚 𝐤𝐮𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐲𝐨 𝐦.𝐝.𝐝 𝐨𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐤𝐨𝐛𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲u 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐦𝐚𝐲 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐢𝐛𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐭𝐨𝐲𝐝𝐚 𝐭𝐚𝐥...
08/03/2025

𝐊𝐨𝐨𝐱𝐝𝐚 𝐤𝐮𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐲𝐨 𝐦.𝐝.𝐝 𝐨𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐤𝐨𝐛𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲u 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐦𝐚𝐲 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐢𝐛𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐭𝐨𝐲𝐝𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐨𝐰 𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐰𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐢𝐧 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐫𝐭𝐨𝐲 𝐜𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛 𝐚𝐡 𝐚𝐚𝐲 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐱𝐚𝐠𝐚𝐠𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐤𝐨𝐝𝐧𝐚 𝐚𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐢𝐛𝐬𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐬𝐢𝐢 𝐚𝐝𝐤𝐞𝐲𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚

06/07/2024

Captain Dayah LAGUU XIISI DONA ZXB 💗💗

07/06/2024

ALX CALA KULLI XAAL ..275 WEEY USOO GUDUBTAY FINAL .......GYZ MAXA NOO RAJEYNEYSAA FINALKAN 🏆🏆🙏💫

07/06/2024

275. VS MADINA.

SIMI FINAL 🏆

275 GUUL. I A

Kani waaa Ciyaryaan liban marre captain . xulka dagmada dheka suufta. Waa kan aay u sacab tumaan shacabka Dagmada dheka ...
07/06/2024

Kani waaa Ciyaryaan liban marre captain . xulka dagmada dheka suufta.
Waa kan aay u sacab tumaan shacabka Dagmada dheka suufta waqti wallbo zxb gob iyo gobanimaba waa ku watta zhp ..adigana wax u reeb Goatka Dagamada ..shodhayaal🙏

𝚇𝚘𝚘𝚐 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚝𝚊 𝚍𝚊𝚐𝚖𝚊𝚍𝚊 𝚍𝚑𝚎𝚔𝚊 𝚜𝚞𝚏𝚢𝚊 𝚖𝚢 𝚝𝚎𝚊𝚖 275 𝚑𝚊𝚕 𝚏𝚊𝚛𝚒𝚒𝚗 𝚞 𝚛𝚎𝚎𝚋 𝚠𝚕𝚕🙏😘⚽
01/12/2023

𝚇𝚘𝚘𝚐 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚝𝚊 𝚍𝚊𝚐𝚖𝚊𝚍𝚊 𝚍𝚑𝚎𝚔𝚊 𝚜𝚞𝚏𝚢𝚊

𝚖𝚢 𝚝𝚎𝚊𝚖 275

𝚑𝚊𝚕 𝚏𝚊𝚛𝚒𝚒𝚗 𝚞 𝚛𝚎𝚎𝚋 𝚠𝚕𝚕🙏😘⚽

𝚇𝚘𝚘𝚐 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚝𝚊 𝙳𝚊𝚐𝚊𝚖𝚊𝚍𝚊 𝚍𝚑𝚎𝚔𝚊 𝚜𝚞𝚏𝚝𝚊 𝚖𝚢 𝚝𝚎𝚊𝚖 275  𝙷𝚊𝚕𝚏𝚊𝚛𝚒𝚒𝚗 𝚞 𝚛𝚎𝚎𝚎𝚋 𝚠𝚕𝚕 😘🙏
01/12/2023

𝚇𝚘𝚘𝚐 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚝𝚊 𝙳𝚊𝚐𝚊𝚖𝚊𝚍𝚊 𝚍𝚑𝚎𝚔𝚊 𝚜𝚞𝚏𝚝𝚊

𝚖𝚢 𝚝𝚎𝚊𝚖 275

𝙷𝚊𝚕𝚏𝚊𝚛𝚒𝚒𝚗 𝚞 𝚛𝚎𝚎𝚎𝚋 𝚠𝚕𝚕 😘🙏

Waxaa dhawaan bilaanwan doono wareeg kaasi oo ay qabsadeen dhalinyarada bahda sportska magaalada haysuftu  wareegaas aya...
01/12/2023

Waxaa dhawaan bilaanwan doono wareeg kaasi oo ay qabsadeen dhalinyarada bahda sportska magaalada haysuftu wareegaas ayaa lagu marti galiyay naadiga 275 Arintaas ayaa u muuqata mid qeyb libaax ka qaadan doonto is dhex galka dhalinyarada sportska waxaan halkan hampalyoh ugu diriyaa dhalinyarada ku dhiiratay fikirka ah in ay ka shaqeeyaaan is dhex galka dhaliyarada sportska waxan idin leeyahay horay u socda oo haa joojinina is dhex galka dhanwaliba oo ay ahaato

11/11/2023

⚽⚽☑️❣️

31/10/2023

HADAD MARI DHAAWACEYSO ANAN DHAyal KUGU ILAWEYN. ......HADAD DHABAR JABI TIRAHDO ANAN DHANA KAA TAGENIN 🥰♥️♥️👋🫀🫀

25/10/2023

Subax wngsn guyz 🥰👋🌄

*Hadaan Ku Dhaho Waan Ku Amaana waxaa laga yaaba in uu qarniga nagu dhamaada sababto ah amantaada ma ahan mid dhamaad Le...
03/10/2023

*Hadaan Ku Dhaho Waan Ku Amaana waxaa laga yaaba in uu qarniga nagu dhamaada sababto ah amantaada ma ahan mid dhamaad Lehan ama xad la istaajin karo mcnto 🤏🤌✍️🙋🫂💕*

Sadali oo ku guleyso  unlimited  Dortimud Vs Paris UEFA champion league  2023/2024Shurudaha 👈1.like saar peagka 🙏2.shere...
19/09/2023

Sadali oo ku guleyso unlimited
Dortimud Vs Paris UEFA champion league 2023/2024
Shurudaha 👈
1.like saar peagka 🙏
2.shere gareey post.-ga
3.sadalinta waxa aay ku egtahy ciyarta marka aay bilabato Fg hadii sharuuda aanad buuxin qofka kaa danbeyo ee buuxiya ayaa abalmarinta heli doona 🙏🙏☑️💯

Indirizzo

Via Aldo
Flumeri
83040

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Qolka dhalinta TAYO M D D pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Qolka dhalinta TAYO M D D:

Condividi