Apdi Taani

Apdi Taani ✰D⃨U⃨N⃨I⃨D⃨A⃨ D⃨A⃨H⃨S⃨O⃨O⃨N⃨✍︎ APDI TAANI is an outstanding media outlet with a robust digital presence, extensive global readership, and viewership.

We cover the entire globe news and stories. We analyze diplomatic stories and news of the world.

09/07/2025
Dacwada iyo Diinta ayuu ku cirraystay Alle  abaalkiisa janno haka dhigo. Sheekheena aynu wada jecelnahay.🫶Sh mustafe Xaa...
25/06/2025

Dacwada iyo Diinta ayuu ku cirraystay Alle abaalkiisa janno haka dhigo.

Sheekheena aynu wada jecelnahay.🫶

Sh mustafe Xaaji Ismaacil Haaruun

HANBALYO UNADA SOOMAALIYEED
25/06/2025

HANBALYO UNADA SOOMAALIYEED

"26 Juun – Waa maalintii calankeennu sare u kacay, iftiinka xorriyadduna uu iftiimay. Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed!"
25/06/2025

"26 Juun – Waa maalintii calankeennu sare u kacay, iftiinka xorriyadduna uu iftiimay. Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed!"

24/06/2025

Nala Socda waxan Bilaabi Doona Soo Tabinta Muqaalo Xiiso leh .

23/06/2025

Arinka mid fudud ma aha ogaada. Qadar waa marki ugu horeesay dalkeeda la duqeeyo oo gantaalo waa weyn lala dhaco waliba Doha. Ayagana jawaabtooda waan sugi doonaa.

DEG DEG.  WAR WAYN 👇
23/06/2025

DEG DEG. WAR WAYN 👇

22/06/2025

Magaaladaa
Gaarisa Nin Dhalinyara Oo Gabadh Loo meherin Rabay Ayaa La Wayay Oo Goobtii Imaan Wayay’

Yaabnay 😬😬

🚨DEG DEG: WAR WAYN ; Baarlamanka Iiraan ayaa meelmariyey xidhitaanka Marinka Hormuz oo uu ka gudbo dhaqaalaha caalamka g...
22/06/2025

🚨DEG DEG: WAR WAYN ;

Baarlamanka Iiraan ayaa meelmariyey xidhitaanka Marinka Hormuz oo uu ka gudbo dhaqaalaha caalamka gaar ahaanna shidaalka — AlCarabiya.

SHEEKADAAN XIISAHA LEH BAL ILA ARKA.Isbitaalka Soroka Medical Center waa xaruun lagu daaweynayay askartii YH-da ee kusoo...
19/06/2025

SHEEKADAAN XIISAHA LEH BAL ILA ARKA.

Isbitaalka Soroka Medical Center waa xaruun lagu daaweynayay askartii YH-da ee kusoo dhaawacantay dagaalkii Gaza, saakay ayagoo dhaawacooda yaalo Isbitaalka ayaa waxaa dusha uga yimid Gantaal ay Iran soo riday.

Sida Al-Jazeera warkeeda ku sheegtay dhismihii isbitaalka ayaa gabi ahaantiisaba YH-dii meesha joogtay ku dumay, ha ahaadaan dhakhaatiir ama dhaawac askar, waxaana goobta laga soo sheegayaa dhaawac iyo dhimasho tiro beel ah.

Adoo xun xuun haku qaniino oo sheeko run ah.

Share dheh hadaad ku faraxday jabka cadowga

Xigasho Cabdiraxmaan Anteeno

🚨Iiraan ayaa soo bilowday tiro gantaallo ah oo ay ku garaacayso magaalooyinka Israa|il, sida ay sheegeen millateriga YHD...
16/06/2025

🚨Iiraan ayaa soo bilowday tiro gantaallo ah oo ay ku garaacayso magaalooyinka Israa|il, sida ay sheegeen millateriga YHD oo dadkooda ugu baaqay in ay gabbaadyada galaan.

Iiraan habeenkii ayey garaacdaa Israa|il, iyana maalintii, tan & jimcadii.

Sheekadu waxay taagan tahay idina maalintii anan habkii

Maxay Kula tahay?

Erdogan: "Waxaan hadda qorshaynaynaa soo-saarista gantaallaha, si aan u gaadhno awood uusan qofna nala tartami karin.......
16/06/2025

Erdogan: "Waxaan hadda qorshaynaynaa soo-saarista gantaallaha, si aan u gaadhno awood uusan qofna nala tartami karin.... haddii aadan u xoogganayn siyaasad ahaan & millateri ahaan waxaa tahay baylah."

Indirizzo

Grumo Appula

Telefono

+393760505496

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Apdi Taani pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Apdi Taani:

Condividi