23/01/2026
Haayadaha Dakhliga dalku waa Sagaal haayadood gudoomiye,Ku xigeen iyo Agaasime Waxaa kawada ah beesha isaaq, Beelaha Gadarbuusi ma hayaan hal haayad. Sobobtu maxay Tahay.
Hoos ka Arag Xaqiida Sawirada iyo Magacyadooda.
....Wasarada Maaliyada .....
1. Cabdilaahi xasan Aadan =wasiirka maaliyada (Sacad muuse)
2. Ismacil.mawlid Cabdilaahi =Wasiir ku xigeen Maaliyada ( (Akhiso)
3. maxamed xasan Salebaan = Agaasimaha Guud w.Maaliyad (Habaryoonis isaq)
....Hantidhawraha Guud....
1. Muuse yuusuf Idigaa =Hantidhawraha guud Dawlada (Habarjeclo,Isaaq)
2. Bashir maxamed cumar= kuxigenka Hantidhawraha guud ee dawlada (Habaryoonis,Isaaq)
.........Baanka Dhexe ...........
1. Abdinasir osman Ahmed=Gudoomiyaha Baanka dhexe(Habar jeclo, isaq)
2. Hamse khayre = ku xigenka baanka dhexe(Sacad muse, Isaaq)
3. Yaasin jama ahmed (Calase) Agaasimaha guud ee Baanka dhexe (Ciidagale, isaaq)
..... Hay,adda Caymiska......
1. Ahmed xirsi Ducaale= Gudoomiyaha Hay,adda Caymiska Qaranka(Habar jeclo, Isaaq)
2. Abdirashid Saleeban maxamed =Kuxigenka Hay,adda Caymiska Qaranka (Sacad muse,Isaaq)
3. Abdisalam maxamed maxamuud(Busi)= Agaasimaha guud ee Hay,adda Caymiska qaranka (Sacad muuse, isaaq)
Qanadaraasyada Qaranka.
1. Abdo Ahmed Aayar= Gudoomiyaha Komishanka Qansaraasyada Qaranka (Habar jeclo, Isaaq)
2. Ibrahim ducaale khayre =Kuxigenka Qansaraasyada qaranka (Ciidagale,Isaq)
3. Abdirahman adan cilmi (boodhle)= Agaasimaha Guud ee Qansaraasyada qaranka (Habaryoonis, Isaaq)
Gudida Dekedaha iyo freezone .
1. Siciid shugri=Gudoomiyaha board dekeda iyo freezone (Makahil, Sacadmuuse, iaaq)
2. Hassan HAjji Faarah = Mareyaha Freezone(Habar jeclo, Isaq)
3. Abdikarem ibrahim Saleban,=mareeye Kuxigenka Freezone (Sacad muse, Isaq)
.Dekeda Berbera iyo Haamaha.
1.Cali Ahmed diiriye = Mareeaha dekada berbera (Ciise muuse, Isaaq)
2 Abobokor cawil cumar=kuxigeenk dekeda(Habar jeclo, isaq)
1. Maxamed sadiiq dhame(Ciise muuse, isaaq)
2. Mustafe siciid suuri =Ku xigeenkisa (Carabti berbera)