Hassan Abukar

Hassan Abukar Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Hassan Abukar, Creator digitale, Milan.

Hassan Abukar | Storyteller 🌍🎙
📜 Taariikh dadka ka qarsoon.
✨ Xaqiiqo laga yaabay.
🌀 Yaabka Dunidan iyo dhacdooyinkeeda.
👇 Nagu soo biir si aad wax badan u ogaato.

10/05/2026

Kala-bar Jirkiisa Ayuu Waayay, Sheekada Mucjisada ah ee Loren Schauers.

03/05/2026

Xaq u istaag: Geesinimadii Dhakhtarka iyo Casharkii uu Dunida baray.

02/05/2026

40 Sano iyo Hal Riyo: Qisadii Cajiibka ahayd ee Macallimad Sofia.

27/04/2026

Sawirkii Dunida Gilgilay: Qisada ka dambaysa Mucjisada Mustafaa iyo Aabihiis.

26/04/2026

Joshie oo Autism qaba iyo sida uu u jecel yahay Masaajidka. ​

Miraha Samirka iyo Rumaynta RiyooyinkaNoloshu waa safar dheer oo ay ka buuxaan caqabado iyo tijaabooyin kala duwan, bals...
09/04/2026

Miraha Samirka iyo Rumaynta Riyooyinka

Noloshu waa safar dheer oo ay ka buuxaan caqabado iyo tijaabooyin kala duwan, balse mar walba waxaa hubaal ah in dhib kasta uu raaco furaaj iyo nasteexo. Maahmaahda aad xustay waxay ina xusuusinaysaa in dadaalka iyo baryada lala tiigsado xagga Rabbiga aysan waligood khasaarin. Maalin kasta oo aad dareemayso culays, xusuuso in ay tahay uun cutub ka mid ah buugga noloshaada, balse uusan ahayn dhammaadka sheekada. Samirka iyo dhabar-adaygu waa furaha kuu horseedi doona inaad gacanta ku dhigto masiirka aad maanta uun ku riyoonayso.

Marka ay timaaddo maalintaas la sugayo, waxaad dib u jaleeci doontaa waddadii qodaxda badnayd ee aad soo martay adigoo dhoolla-caddaynaya. Waxaad ogaan doontaa in habeenadii aad soo jeedday iyo ducadii aad si hoose u weydiisanaysay Eebbe ay noqdeen kuwo midho-dhalay. Ku noolaanshaha nolosha aad mar ka baryaysay abuuraha ma aha oo kaliya guul laga gaadhay hanti ama darajo, balse waa xasilooni maskaxeed iyo qanacsanaan ka dhalatay rumaynta ballankii llaahay ee ahaa in gargaarkiisu dhow yahay. Sidaa darteed, ha quusan, waayo waaga beryayaa wuxuu xambaarsan yahay fursado cusub oo kugu dhoweeya riyadaada.

W/Q: Sanei

Runta qaraar:Qofka bixiya mushaharkaaga ayaa xakameeya waqtigaaga iyo doorashooyinkaaga haddii aadan lahayn illo dakhli ...
08/04/2026

Runta qaraar:
Qofka bixiya mushaharkaaga ayaa xakameeya waqtigaaga iyo doorashooyinkaaga haddii aadan lahayn illo dakhli oo kale.

Xalka:
• Baro xirfad aad daqli ka sameyn karto
• Bilow ganacsi yar
• Samee income kale

Adiga ayaa masuul ka ah mustaqbalkaaga.

magacegu waa juweriyo salaad ku nool muqdisho sanadku marko ahay 2022 alx wan cafimad qabay waxa baranay hamiya lahy iyo...
31/03/2026

magacegu waa juweriyo salaad ku nool muqdisho sanadku marko ahay 2022 alx wan cafimad qabay waxa baranay hamiya lahy iyo mustaqbal qurxon iskola dhiganyay halmar aya madad xanun isku arkay isbital aya abtigag igeyay indho xanun liga shegay xanunki intas kuma ekanin xanunkagag wu siyadady udaben isbital digfer ligeyay wax laga shegay burada madxa waxa lidhahy gabdhan wa ine joogta guriga oo lagag reba iskolka iyo dugsiga sanadku marko ahahy 2024 xanunka wu igu saiday isbitalki aya lila cararay marka isbitalki ligeyay waxe dhahen gabdhan dalka waxa logama qaba karo wa ina gesin dalka dibadisa waridkegag ma awodan ana xanunki mara mar ka dabeyo wu igu saidayay sanadku marko ahy 2025 hal ila aya argedi wayay sarirna waan ku aruray xanunkagah sido noqday waridkagagna ma awodan ine igeyan dalka dibadisa udabena ishi kalana wan wayay aragedi oo hda wax marko ano garin 15sano aya indholo noqday oo waxa sababy buradi madxa iga sobaxay udaben waridkagag xanunka we igu firsa wayen tik tok aya manta likenay xaladedana waa dag dag plz somali mahmed icawiya oo sabab unoqda ina argega helo oo waxa barshaded dib ulabto oo xanunkan har ivo haben ka sexa lahv ino ilhe iga cafiyo igu so duceya 😭😭😭

Hablaha Tiktok Qurux udaa.Hablaha Instagram Shax shax udaa.Hablaha Snapchat bilaa Macni udaa.Hablaha Facebook, idinku ku...
25/03/2026

Hablaha Tiktok Qurux udaa.
Hablaha Instagram Shax shax udaa.
Hablaha Snapchat bilaa Macni udaa.
Hablaha Facebook, idinku ku dara ??

Garan waayay😂😂😂

24/03/2026

Soomaali Hanoolaato 🇸🇴💪

Mareykanka ayaa sheegay in ilaa hada 12 bilyan oo dollar ay kaga baxday dagaalka ay kula jiraan Iiraan ee socda todobaad...
16/03/2026

Mareykanka ayaa sheegay in ilaa hada 12 bilyan oo dollar ay kaga baxday dagaalka ay kula jiraan Iiraan ee socda todobaadkii sedexaad.."

Indirizzo

Milan

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Hassan Abukar pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi