Som AI News

Som AI News Kala Soco Som Ai News, Warar, Barnaamijyo, Doodo iyo Arimaha Ganacsiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee cusub mudane cabdiraxmaan cirro ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 14,12,2024. S...
14/12/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee cusub mudane cabdiraxmaan cirro ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 14,12,2024. Soo dhisay golihiisa wasiirada ee cusub kuwaas oo ka kooban 28 wasiir.

09/12/2024

Maxad Ka Taqaanaa Ninkii Jabsaday Caasimada Dalka Suuriya ee Dimishiq, Abu muhammed al jolani.

Rabbi naxariistii jano ha ka waraabiyo madaxwaynihii h**e Ee somaliland Axmed maxamad maxamuud siilaanyo oo hada hargays...
15/11/2024

Rabbi naxariistii jano ha ka waraabiyo madaxwaynihii h**e Ee somaliland Axmed maxamad maxamuud siilaanyo oo hada hargaysa ku geeriyooday

11/11/2024

Taariikh kooban iyo gubashadii Suuqa Waaheen

War Deg Deg ah: Waxaa uu madaxweynuhu dib u dhigay furitaanka Suuqa Waaheen iyadoo lagu waday in uu maanta galabnimada s...
11/11/2024

War Deg Deg ah: Waxaa uu madaxweynuhu dib u dhigay furitaanka Suuqa Waaheen iyadoo lagu waday in uu maanta galabnimada si rasmi ah u furo suuqa waaheen, waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, dib ugu dhigay ilaa doorashada ka dib,

1 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa guud ahaan shacabka Somaliland ka codsaday in ay codkooda siiyaan murra...
07/11/2024

1 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa guud ahaan shacabka Somaliland ka codsaday in ay codkooda siiyaan murrashixiinta ka sharaxan xisbiga Kulmiye, si uu u sii wado himilooyinkii qaranka ee xisbigaasi mudadan dheer ka soo shaqaynaayay.

2 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Kulan Ku Saabsan U Diyaar Garowga Doorashooyinka La Qaatay Taliyayaasha Ciidamada Dalka, Hoggaannada iyo Saraakiisha.

3 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray Dhaam-biyood weyn oo xukuumaddu ka hirgelisay deegaanka Dhimbiriyaaale oo katirsan degmada Sallaxley.

4 Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo saartay war-murtiyeed ay caalamka tafaasiil kaga siisay doorashooyinka Somaliland iyo xasaradaha ka oogan gobolka Geeska Afrika.

Halkan ka akhri: https://shorturl.at/2uli2

Raysalwasaaraha Itoobiya oo maanta u khudbadeeyay Barlamaanka dalkiisa ayaa ka hadlay Isfahamkii Itoobiya iyo Somaliland...
31/10/2024

Raysalwasaaraha Itoobiya oo maanta u khudbadeeyay Barlamaanka dalkiisa ayaa ka hadlay Isfahamkii Itoobiya iyo Somaliland wada gaadhen.

Qoddobada ugu muhiimsan ee uu kaga hadlay khudbadiisa oo dheered ayaa waxa ka mid ahaa :-

1. Wuxuu si cad u sheegay in Somaliland ay aqoonsanayan bedelkeedana Badd Kiro ah Somaliland siinayso muddo 50 sanno, isagoo sheegay inay doonayen muddo 99 sanno ah in laga kireeyo ama ka badan balse Somaliland oo diiday awgeed ay Isla qaaten in 50 sanno laga kireeyo Marin ay ka gaadhan Badda cas.

2. Waxa uu been abuur ku tilmaamay iyo warar aan xaqiiqo ahayn Wararka sheegaya in Somaliland ay isfahamka ku kala saxeexden sidii gobol Soomaliya ka tirsan oo uu sheegay inay been tahay .

3. Wuxuu sheegay in Itoobiya shacabkeeda ka mid yihiin Dad badan oo Soomali ah oo ay ku nool yihiin dadka ugu badan Soomalida marka laga yimaado Dalka Soomaliya.

4. Wuxuu sheegay in Itoobiya aanay marnaba wadin qorshe lidi ku ah dalka Soomaliya oo ay Soomaliya yihiin walalahood.

5. Wuxuu mid mid u tiriyay wixii Itoobiya ay u qabatay Soomaliya ee garab istaag iyo taakulaynba ah iyo dagaalada Dublamasiyadeed ee Soomaliya ku qaaday Itoobiya ka dib markii isfahamka Somaliland iyo Itoobiya la kala saxeexday.

Xildhibaan Xasan Shahar, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xubinimadii xisbiga kulmiye, isagoo sheegay in uu u...
26/10/2024

Xildhibaan Xasan Shahar, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xubinimadii xisbiga kulmiye, isagoo sheegay in uu uga holeelay xagaa iyo xisbiga Waddani.

Somalia waxay soo saartay khariidadan iyadoo somaliland ku soo ururisay intaa casaanka ah, iyadoo sheegtay in inta kale ...
26/10/2024

Somalia waxay soo saartay khariidadan iyadoo somaliland ku soo ururisay intaa casaanka ah, iyadoo sheegtay in inta kale ee ka soo hadhay dhulkeeda ay ku muransan yihiin somaliland iyo puntland.

Mo Salah ayaa Wacdaro ka Muujiyay Kulan ay la yeesheen Chelsea.Liverpool iyo Salah Oo Chelsea Tusay In Khibradu Ay Muhii...
21/10/2024

Mo Salah ayaa Wacdaro ka Muujiyay Kulan ay la yeesheen Chelsea.

Liverpool iyo Salah Oo Chelsea Tusay In Khibradu Ay Muhiim Tahay.

Ciyaar isku keentay laba kooxood oo mustaqbalka dhisaya ayaa waxaa go’aamiyay ciyaaryahan dhaxal taariikhi ah sameeyay oo la aqoonsan yahay in muddo dheer. Ma jirin farqi weyn oo u dhexeeyay Liverpool iyo Chelsea ciyaartii ka dhacday garoonka Anfield Axadii, laakiin Liverpool ayaa ku adkaatay 2-1, guushanna waxa ay ku gaadhay awoodda Mohamed Salah ee mar walba go'aaminta kulamada muhiimka ah.

Salah ma uusan ahayn midkii ugu awoodda badnaa ee la yaqaan, hase yeeshee wuxuu sameeyay caawin cajiib ah oo Curtis Jones uu ku dhaliyay goolka guusha daqiiqadii 51aad, isaga oo sidoo kale furay goolasha markii uu dhaliyay rigoore daqiiqaddii 29aad.

Salah Iyo Saamayntiisa.
Inkastoo uusan si buuxda u soo bandhigin awooddii lagu yaqaanay, Salah waxa uu ku guuleystay inuu sameeyo gool iyo caawin markii 34-aad ee Premier League. Kaliya Wayne Rooney (36) ayaa ka horreeya tirada goolasha iyo caawinta uu sameeyay hal kulan. Rikoodhe Salah uu dhaliyay ayaa daqiiqaddii 29aad ciyaarta ka dhigay mid Liverpool gacanta u galay, iyada oo Chelsea ay u muuqatay mid ka fiican qaybtii h**e ee ciyaarta. Goolkiisaas wuxuu Salah ku gaadhay 162 gool oo Premier League ah, isaga oo la siman Jermain Defoe, waxaana uu 9-aad ka yahay liiska gooldhaliyeyaasha ugu sarreeya ee Premier League abid. maqaalkan: https://shorturl.at/7Ny9t

Indirizzo

Via Privata Aquila 11
Milan
20134

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Som AI News pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi