TAANI MEDIA

TAANI MEDIA ✰D⃨U⃨N⃨I⃨D⃨A⃨ D⃨A⃨H⃨S⃨O⃨O⃨N⃨✍︎ APDI TAANI is an outstanding media outlet with a robust digital presence, extensive global readership, and viewership.

We cover the entire globe news and stories. We analyze diplomatic stories and news of the world.

Gabadhaan aad aragtaan ayadoo jid iska mareyso ayaa mid weydiiyay; Hadii aad aragto ninkaaga iyo saaxiibkaaga kuugu dhow...
08/09/2026

Gabadhaan aad aragtaan ayadoo jid iska mareyso ayaa mid weydiiyay; Hadii aad aragto ninkaaga iyo saaxiibkaaga kuugu dhow dadka oo meel ka dhacayo kee ayaad badbaadlin laheyd?

Waxay ku jawaabtay; "Saaxiibkeyga ayaan badbaadin lahaa, ninkeyga ha is badbaadiyo".

Wariyihii ayaa hadana weydiiyay; "Ninkaaga miyaad nin kale ka dooratay?", inta ay isku naxday ayay tiri; "Hadalka ha ii badalin aniga ninkeyga nin kale k**a doorane", balse wuxuu ku yiri; "Aniga hadalka kuuma badalin ee adiga ayaa sidaas yiri".

Gabadhii ayaa markaas tiri; "Muuqaalkaan iga tir igana masax" goobtii ayayna ka dhaqaaqday, balse ninkii muuqaalkii ma uusan tirin ee wuu baahiyay, waxaa dhacday in muuqaalkii uu noqday mid baaha waxaana mudo yar ku daawatay 40 Million qof, dadkaas waxaa kamid ahaa ninkeedii iyo saaxiibkeediiba.

Ninkeedii ayaana go'aansaday inuu furo naagta asigoona kiis furriin ah maxk**ada geeyay sidaasna ku furay naagtii, balse dhacdada layaabka leh ayaa waxay tahay in gabadhii ayadoo ooyneyso muuqaal iska soo duubtay waxayna sheegtay in ninkeeda furay sidoo kalana saaxiibkeeda dadka ugu dhawaa uu xiriirka u jaray kadib markii ay xaaskiisa midaas ku amartay, haatana aysan gacanta ku heynin nin iyo saaxiib toona.

Mararka qaar hal hadal oo aad dhahdo ayaa wax walba oo noloshaada ku saabsan badali karo, hadal yar oo ay gabadhaasi si kaftan u tiri ayaana nolosheedii oo dhammeyd badalay.

W.Q ; Cabdiraxmaan Xasan Anteeno

03/09/2026

SHARMA BOY ; "Caanimadu Waxay iga Qaadatay Amateedkii " !

Sharms o9 sheegay in wakhtigii aanu waxba haysan uu Amateedkisu Fiicna

02/09/2026

Qaybaha ugu Xiisaha badan waraysi gaar Sharma Boy 🔥

Naagtaan aad aragtaan waxay iska furtay ninkeeda 9:00am subaxnimo, ninkii oo maxk**ada ka yimid ayaana iska aaday meel s...
27/08/2026

Naagtaan aad aragtaan waxay iska furtay ninkeeda 9:00am subaxnimo, ninkii oo maxk**ada ka yimid ayaana iska aaday meel sharaabka lagu iibiyo kadibna wuxuu iibsaday dhali cabitaan ah, wuxuuna sidoo kale iibsaday tikid bakhtiyaanasiib si uu nasiibkiisa isaga tijaabiyo.

Ninkii ayaa si lama filaan ah guul taariikhi ah ku gaaray kadib markii uu nasiibkii ku helay 40 Million Dollar, sheekadii waxaa maqashay naagtiisii h**e ee furtay, waxayba durba u laabatay maxk**adii si lacagta loogu kala qeybiyo, ayadoo waliba dalbatay 20 Million, naagta ayaana ku dooday in ninka uu lacagta helay isla maalintii uu ayada furay, sidoo kale waxay doodeeda ku xoojisay in lambarada uu u adeegsaday nasiibka ay la xiriireen taariikho iyo dhacdooyin muhiim u ahaa noloshooda.

Kiiskii markii maxk**ada la geeyay waxaa cadaatay in ninka uu bakhtiyaanasiibka iibsaday isla maalintaas balse saacada ay aheyd 12:00pm, waana sadax saacadood kadib markii uu furriinka dhacay, sidoo kale ninkii ayaa beeniyay in lambarada ay ahaayeen kuwa taariikho muhiin ah, balse wuxuu sheegay in lambaro uu kumbiyuutarka u dooray qaatay, tikidka bakhtiyaanasiibkana iibsaday markii uu si rasmi ah u furay xaaskiisa.

Maxk**adii ayaana kiiska u xukmisay ninka waxaana naagtii loo sheegay in wax xuquuq ah ku laheyn lacagtaas ninkana ay ayada iska furtay oo furriinka xitaa dhankeeda ayuu ka yimid.

Kawarama hee sheekada naagtaas ku dhacday? 3 saacadood kaliya ayay ku waysay 20 Miilion Dollar.

W.Q : Cabdiraxmaan Xasan Anteeno

27/08/2026

HADAL Qiimo Leh

18/08/2026

Maalin dhawayd bay 2 $ isoo dirtay KUOAHAA 😃

AI Vedios ku imika riwaayad walba way badalay

Allah ha U Naxariisto hobalkii Axmed Cali Cigaal ayaa ku geeriyooday Dalka Maraykanka halkaas oo la sheegay in uu maalmi...
31/07/2026

Allah ha U Naxariisto hobalkii Axmed Cali Cigaal ayaa ku geeriyooday Dalka Maraykanka halkaas oo la sheegay in uu maalmihii lasoo dhaafay ku xannuunsanayay.

Axmed waxa uu fanka soo galay 1967dii isaga oo Arday ah, waxaana uu qaaday Heeso isugu jira Waddani iyo Jacayl isaga oo kasoo muuqday Riwaayado badan.

Allah ha U naxariisto 🤲🤲

30/07/2026

100 Geela Iyo Baarqabkoodii !

Meher kii ugu qaalisana OO ka dhacay Boorama

Idinku waxaad la yaabantihiin MRI $200 la qaadayee, usbuucyo kahor ayuunbay ahayd markii Hospital-ka Haldoor ay naga qaa...
25/07/2026

Idinku waxaad la yaabantihiin MRI $200 la qaadayee, usbuucyo kahor ayuunbay ahayd markii Hospital-ka Haldoor ay naga qaadeen $560 MRI-gaas iyo SCAN yar mar aanu gaynay Ayeeyo oo xaaladeedu cuslayd, waliba Dr-ka aanu la kulmaynay uu ahaa Ethipian ay dalkiisa haddii ay ugu badato $100 la qaado. Qofka awooda in uu gaadhi raaco jigjiga amma Addis ayuu tagayaa, lkn qofka bukaan culus oo aan diyaarad iyo gaadhi midna u qabanayn wata wuu ku qasbanyahay.

Dayac kaste oo shacabkeena masaakiinta ah haysta waxa aabe iyo hooyo u ah dawlad xumada, iyaguna dan nin siyaasi ahi leeyahay ayay ka jecelyihiin wixii dantooda ah.

Xigasho: khadar Cilmi, oo Hargeysa ku suggan.

16/07/2026

Intaan Cid Ku garan Garta ha isku Furin

Dagaal Toos ah , Heesba la isu garaacay .

Indirizzo

Via San Pietro 14A
Grumo Appula
14050

Telefono

+393760505496

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando TAANI MEDIA pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a TAANI MEDIA:

Scelte rapide

Condividi