29/08/2023
Degalkaan cusub ayaan idinkula wadaagi doonaa wixii dhanka samaha ujanjeera ee aan isleeyahay hadba waad ku kaabi kartaa bulshada soomaaliyeed, gaar ahaan macluumaad iyo xogo taabanaya cilmiga tiknooliyada (Technology information), cilmiga dhulka iyo sooyaalka (Geo-History) iyo falkinta duufaanada siyaasada (Political analyzing) sidoo kale maanka ayaynu ku hayn doonaa fanka, suugaanta, hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo iyagu ah tiirarka iyo asaaska aan marnaba looga maarmin in lagu turxaan bixiyo isku xirka tagtada, taaganta iyo timaadada casharada nolosha.
soo dhawaada oo soo raaca degelka