Giridhi

Giridhi Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Giridhi, Media, vialle fartunatta stella 5, Segrate.

05/10/2022

Soo dhawaada page ka like inoo saara

01/10/2022

Taliyahaygii si walboo aad iisoo garab istaagtay waad kumahad santahay

29/08/2022

Hadalkii Dhaxalka Noqday "Hotel Xayaat Wixii ka dhacay Waxba Lagama Soo Qaadin - Gaaladu Baroordiiq ayey sameeyaan Marka qof ka dhinto innaguna Maalintii Xigtay ayaa Farmaajo loo fariistay si Xildhibaan Loogu Dhaariyo,

20/08/2022
20/08/2022
16/01/2022

Madaxweyne Said Deni "Dib aan u dhigno Tayeyn iyo Tiigsi oo aan qaadano Midnimo iyo Nabad"

Shil Gaadhi ayaa ka dhacay Caawa duleedka bari ee gobolka Gabiley, Ciidanka Dab-demiska Magalada Gabiley ayaa  gurmad De...
15/01/2022

Shil Gaadhi ayaa ka dhacay Caawa duleedka bari ee gobolka Gabiley, Ciidanka Dab-demiska Magalada Gabiley ayaa gurmad Deg Deg ah u fidiyay Dadkii ku dhaawacmay.

Labada gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa gaadhi Xaajiyad ah oo ay leedahay dawlada hoose ee Hargeysa iyo gaadhi Noah ah.

Todoba qof ayaa dhaawac fudud ka soo gaadhay shilkaas, waxaana ciidamadu dhaawacii gaadhsiiyeen cisbitaalka weyn ee magaalada Gabiley.

Ma jirin dhimasho uu sababay shilkaasi, waxaa iyaguna dhankooda hawlgalkaa qayb laxaad leh ka qaatay hawlwadeenada cisbitaalka Gabiley.

Follow us share and like the page
tilmaan media

12/01/2022

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Cabdisiciid muuse",waxaan Dalka dib ugu soo celinay 97 Muwaadiniin Somaaliya oo ku Dhibaataysana Dalka Liibaya .

12/01/2022

MAGAALA JOOG XUMO | SHUTTER OO SHOPPING GEEYAY XAASKIISA HODAN

Midbaa waxa uu dhahay:Waxaa i hor socotay Gabar yar oo Soomaali ah oo qurux badan, qaab aan ula hadlo ayaan garan waayay...
11/01/2022

Midbaa waxa uu dhahay:
Waxaa i hor socotay Gabar yar oo Soomaali ah oo qurux badan, qaab aan ula hadlo ayaan garan waayay.
Lacag Boqol Yuuro ah oo jeebka iigu jirtay ayaan "Lanbarkayga iyo Isoo wac" ku qoray.
Kedibna gabadhii ayaan dhahay: Walaal lacagtaan adiga miyay kaa dhacday? Haa, ayay tiri, way iga qaadatay, isla markiina Dukaan Soomaali ah ayay gashay oo waxay lacagtii ku gadatay Digir, Macsaro iyo alaabo kale oo yaryar oo ay u baahneed.

Intaas dhan ma ahan mushkilo, dhibka jiro waxaa waaye illaa iyo hadda waxaa isoo wacayo ninkii dukaanka, marna farriimo iisoo dirayo asigoo dhahaya: Walaal digirtii aad gadatay dhadhankeeda kawaran? LOL.
YAAB
Fiid wanaagsan -

12/10/2021

Bal kunaso oo laba eray kadhe abwaanki kufara yaraystay iyo waliba fananka kuluuqaynaya

07/09/2021

"sadaqadii yarta ahayd lama bixikarno...dhibaata na haysata puntland dhulkan cid u naxaysa majiraan"

DR.Dhagacade

24/08/2021

Ruwaayadii Seydi Waa Beer Jilayaasha Bahda Kalsan Tv

22/08/2021

Majaajiliiste Gooyow oo sheegay in ay soo weerareen ciidamo katirsan NISA

16/08/2021

Ciyaartoydi gobolada bari iyo haylan oo kufsi loohaysto

Indirizzo

Vialle Fartunatta Stella 5
Segrate
67454

Telefono

+33628973858

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Giridhi pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Giridhi:

Condividi

Digitare