03/09/2026
Wasiirka Wasaraadda Warfaafinta ,Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Dawladda Waqooyi Bare mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa ka mid ah martida ka qeybgeleysa Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum 2026).
Shirweynaha oo diiradda lagu saarayo doorka iyo mustaqbalka warbaahinta Soomaaliya xilligan casriga ah, ayaa isu keeni doona masβuuliyiin, khubaro iyo bahda warbaahinta.
Hal-ku-dhigga Shirweynaha:
βQaabeynta Mustaqbalka Warbaahinta Soomaaliya ee Xilligan Casriga ahβ(πΊππππππ πΊππππππβπ π΄ππ
ππ ππππππ ππ πππ π«ππππππ π¬ππ)