QOF IYO QISO.

QOF IYO QISO. nala wadaag Qisadaada/ share your story with us. https://youtube.com/

07/12/2025

Ilmaha igu jira ha soo dhacaan muu dhahay?.
Yaab.

Banaanka in uu Domino/Dubnad ku dheelayo ayaa suuragal ah.Arrinkan wax ma laga qaban karaa?.Isbaarada Masaajidka ka daay...
07/12/2025

Banaanka in uu Domino/Dubnad ku dheelayo ayaa suuragal ah.

Arrinkan wax ma laga qaban karaa?.

Isbaarada Masaajidka ka daaya.

Middee Dumar ah, sababta raaci?.
04/12/2025

Middee Dumar ah, sababta raaci?.

02/12/2025

Xaliimo reer waqooyi ah vs Wadaad Raxanweyn ah.
πŸ˜‚πŸ˜‚

27/11/2025
Walaalkan maxaad kula talin lahayd?.
27/11/2025

Walaalkan maxaad kula talin lahayd?.

Ibrahim Taroore ayaa diiday jacayl ay u soo bandhigtay dhaxal sugaha Dubai  walaashiis.Hadalladiisa ayaan ka helay ayey ...
25/11/2025

Ibrahim Taroore ayaa diiday jacayl ay u soo bandhigtay dhaxal sugaha Dubai walaashiis.
Hadalladiisa ayaan ka helay ayey tiri lkn wuuba iska diiday..
Yyyyyuaaaahaahhh.πŸ˜‚πŸ˜‚

21/11/2025
21/11/2025

Gabadhaas farxaddeeda dabka πŸ“± kaaga ku qiyaaa.

πŸ‡ͺπŸ‡Ή 3-3 S πŸ‡ΈπŸ‡΄

21/11/2025

Mucjisadaan ila arka hee, waxaan talent mise indha sarcaad waaye?.

War cusub:Facebook ayaa 5% ka jari doonta Dadka lacagaha ka sameeya ee jooga Kenya ama akoonnadooda ku xiranyihiin.War a...
20/11/2025

War cusub:
Facebook ayaa 5% ka jari doonta Dadka lacagaha ka sameeya ee jooga Kenya ama akoonnadooda ku xiranyihiin.

War ay soo saartay Facebook waxaa ay ku sheegtay in Hay'adda Dakhliga Kenya Kenya Revenue Authority KRA ay amarkaas ku soo rogtay.

Taas waxaa ay ka dhigantahay in laga billaabo 1da Jan 2026 Dadka Facebook ka xamaasha wax soos aarkooda laga jari doono 5%.

Sidee u aragtaa?.

Address

Four Street
Eastleigh
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QOF IYO QISO. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to QOF IYO QISO.:

Share