Waayaarag TV

Waayaarag TV Ku soo dhawoow Waayaarag TV! Fadlan like, comment & share si aad noogu taageerto. Mahadsanid!"

Haliimo xagee u  soco taan mase wax kajira
18/12/2025

Haliimo xagee u soco taan mase wax kajira

13/12/2025

Falalkan noocaas ah waa dhacdooyin argagixiso iyo kuwa nacayb ku dhisan oo Maraykanka ka dhacay, inkastoo ay guud ahaan ka dhashaan xaalado shaqsiyadeed ama siyaasad la xiriirta oo tiro ahaan aan badnayn marka la eego guud ahaan goobaha cibaadada ee dalka.

11/12/2025

ASC Somalia 🇸🇴 sidan Rabno allah og

06/12/2025

Waxaan shacabka reer Boorama iyo guud ahaan Awdal u xaqiijinaynaa in nabadgelyada iyo amniga bulshada ay mudnaanta koowaad leeyihiin, waxaana socota dadaallo lagu xallinayo arrinta manta dhacday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

06/12/2025

“Dhacdadii ka dhacday Boorama ayaa lagu waday in laga hadlo, si dadka loo gaarsiiyo xog dhab ah iyo sidii loo maareeyay arrintaas.”
Barlamanka lagu hadla rabey lkn waxaa jexjexay wasiro ka mid ah

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA MADASHA DOOXA EE SIYAASADDA IYO AMNIGADooxa, Diseembar 05, 2025 — Madaxweynaha...
05/12/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA MADASHA DOOXA EE SIYAASADDA IYO AMNIGA

Dooxa, Diseembar 05, 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa oo lagaga arrinsanayo amniga, siyaasadda, iyo iskaashiga horumarineed.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Hamad International Airport kusoo dhaweeyay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Qatar. Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo xiriirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal.

Inta uu ku sugan yahay Dooxa, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu kulammo gaar ah la yeelan doonaa Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim Binu Xamad Al-Thaani, iyo madaxda kale ee dalkaas. Waxay ka wada hadli doonaan xaaladda gobolka, arrimaha amniga, iyo mustaqbalka xiriirka iskaashi ee labada dal.

Ka qeyb-galka wafdiga Soomaaliya ee Madasha Dooxa wuxuu fursad u yahay in la muujiyo muuqaalka diblomaasiyadeed ee dalka, isla markaana la xoojiyo wada-hadallada caalamiga ah ee ku saabsan nabadgelyada iyo mustaqbalka gobolka.

04/12/2025

WAAYAARGA TV – WAR DEG DEG AH
Duqow, oo horay loogu xukumay dil toogasho ah, ayaa maanta mar kale hadal-heyn dhaliyey kadib markii Xildhibaan Aamin Jisow uu sheegay in “Duqow uusan weligiis xabbad ridin”.
Hadalkan ayaa loo arkaa been aan waafaqsanayn kiiska maxkamadda, taas oo horey u caddeysay dambiga lagu helay.

Waayaarga TV ayaa la socon doonta wixii kusoo kordha.

04/12/2025

“Waayaarga TV ayaa idiin soo gudbinaya muuqaal gaar ah oo ka hadlaya dhacdooyinka ugu xiisaha badan maanta. La soco warar sugan, muuqaal cad, iyo xog dhab ah oo si xirfad leh idiin loogu diyaariyey ciidanka deeganka ayaa ayaa isku diyaar naayo hulka ka dhan ah khawarjta
Raaga ceele

03/12/2025

“muuqalka igu quruxda badney ka imaaney Somalia waayaargatv

Qoraal uu Oburu laftiisu siiyey warbaahinta ayaa lagu sheegay in “markii hore” uu safrayey isagoo wata “passaport ka yim...
03/12/2025

Qoraal uu Oburu laftiisu siiyey warbaahinta ayaa lagu sheegay in “markii hore” uu safrayey isagoo wata “passaport ka yimid dowladda Soomaaliya”.
Waqtigaas la sheegay waxaa jiray culeys siyaasadeed iyo amni — aabbahood Jaramogi Oginga Odinga — taas oo keentay in dowladda gumeystaha Kenya diido baasaboorkii Kenyan-ka ee carruurtiisa.
In badan oo warar ah oo aan rasmi ahayn (tusaale ahaan baraha bulshada) ayaa si isaga oo run ah ugu faafiyay in Soomaalida “u fududeeysay” Oburu safarkiisa wakhtigaas.

Marka laga eego dhinaca Oburu laftiisa, wuxuu sheegay in aabbahood “si qarsoodi ah” u isticmaashay baasaboorka Soomaaliya si uu uga baxsado xannibaaddii safarka, uguna diro Moscow.

03/12/2025

Somalia army

01/12/2025

Address

4th Street 1st Avenue
Eastleigh

Telephone

+254722124482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayaarag TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category