Hayaan College

Hayaan College Kusoo dhawoow Hayaan College oo ah Xarun waxbarasho oo Casri ah "Iftiinka "iftiin u noqo Mustaqbalkaaga " morning

Ogeysiis Dhamaan Bulshada danaynaysa Barshada Luuqada English waxaa lagu ogaysiinayaah in macadka Hayaan College  ay qaa...
24/09/2025

Ogeysiis Dhamaan Bulshada danaynaysa Barshada Luuqada English waxaa lagu ogaysiinayaah in macadka Hayaan College ay qaadan doonto dufcadii 3aad ee course English E-learnnig
Waana arday kooban yaan lagaa buuxin diwaagalinta hada iska diwaan gali oo la jaan qaad dunida kale

Hoyga barahsdda xirfadaha iyo luuqada English ee hayaan online college
Hadda gado hadda daawo

22/09/2025

Xisaab cutubka 1aad trigonometry examples
Macalin Ahmed Shiine baa Mar kale qalinka u qaatay
Hayaan College

16/09/2025

Xisaab dugsiga sare cutubka 1aad trigonometry formula part one
Macalin Axmed shiine baa qalinka u qaatay.
Hayaan College

jumce mubaarak dhamaan aradayday hayaan College
11/09/2025

jumce mubaarak dhamaan aradayday hayaan College

Qiimo dhimistii waxaan ka hartay hal maalin kaliya kaalay ka faaidayso maalintaas bari xiligan oo kale wey xirminhttps:/...
09/09/2025

Qiimo dhimistii waxaan ka hartay hal maalin kaliya kaalay ka faaidayso maalintaas bari xiligan oo kale wey xirmin
https://wa.me/252907816107

06/09/2025

Kulan maanta iyo ahmiyada ay leedahay E-learing ama waxbarashada fogaan araga ah
Abdullahi Ahmed Ali Caana-geel ayaa sharaxaya

Welcome
03/09/2025

Welcome

29/08/2025


Modern business card
Hadii aad danaynayso barahsda xirfada graphic design waliba si tayo sare leh nagala soo xiriir numberada hoose

https://wa.me/252907816107

wali kamaadan mid noqon miyaa Hayaan
26/08/2025

wali kamaadan mid noqon miyaa Hayaan

Address

Nairobi
8STR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hayaan College:

Share