Kooxaha

Kooxaha kooxaha.com Waa Horseedka warinta wararka ciyaaraha kubadda cagta adduunka oo dhan

Xiddigii h**e ee Man Utd iyo qaranka Uruguay Diego Forlan ayaa sheegay inuusan layliyaha naadiga ee Van Gaal uu san ahay...
03/07/2015

Xiddigii h**e ee Man Utd iyo qaranka Uruguay Diego Forlan ayaa sheegay inuusan layliyaha naadiga ee Van Gaal uu san ahayn maclinka dib u soo celin karo tayadii ciyaareed ee Angel Di Maria. Forlan oo 17gool u dhaliyey Man U saddexdii sanno ee uu ku sugnaa gagida Old Trafford ayaa ku waaniyey Van Gaal inuu xiddigan aamino asagoo oga digay inay ka shalayn doonan hadii ay iibiyaan. [ 109 more words. ]

http://www.kooxaha.com/diego-forlan-manchester-united-way-ka-shalaynaysaa-hadii-ay-iibiso-angel-di-maria/

Xiddigii h**e ee Man Utd iyo qaranka Uruguay Diego Forlan ayaa sheegay inuusan layliyaha naadiga ee Van Gaal uu san ahayn maclinka dib u soo celin karo tayadii ciyaareed ee Angel Di Maria. Forlan o...

Wargaysyadda wax ka qoro kubadda cagta caalamka ayaa maanta shaaca ka qaday in kooxda Barcelona doonayso xiddiga garabka...
24/06/2015

Wargaysyadda wax ka qoro kubadda cagta caalamka ayaa maanta shaaca ka qaday in kooxda Barcelona doonayso xiddiga garabka bidix kaga ciyaaro xulka qaranka Argentina iyo naadiga Man utd. Xiddigan oo si wayn loo la xiririnayey Bayern Munich ayaa cadeeyay inuusan meelna oga soconin kooxdiisa hasa ahaa tee uu san ku faraxsanayn kursiga keydka. Di Maria oo xili ciyaareedkii tagay ku lug lahaa 10 goolisay kooxdiisa ayaa bilihii ugu dambeeyay waxa uu waqtigiisii ugu badna ku qaatay inuu ka mid noqdo xiddigaha badalka lagu keeno. [ 113 more words. ]

http://www.kooxaha.com/di-maria-madoonayo-inan-ka-tago-man-utd/

Wargaysyadda wax ka qoro kubadda cagta caalamka ayaa maanta shaaca ka qaday in kooxda Barcelona doonayso xiddiga garabka bidix kaga ciyaaro xulka qaranka Argentina iyo naadiga Man utd. Xiddigan oo ...

05/10/2014

Chelsea iyo Arsenal ayaa kulan xiiso iyo xamaasad badan ku wada ciyaaray garoonka wayn ee Standford Bridge ayadoo Kooxda uu  layliyo Mourinho kor u sii qaaday hogaankeeda Premier League. kulanka ay...

05/10/2014

Kooxda Manchester United ayaa markii u h**eeysay xili ciyaareedkan labo kulan isku xigta badisay ka dib markii ay ku garaacday garoonkeeda Everton, waxaana goolkiisii u h**eeyay u dhaliyay naadiga ...

04/10/2014

Wargaysyada ka soo baxo dalka Ingiriiska ayaa qorayo in naadiga Arsenal ay kula tarmamidoonto Liverpool xiddiga da’da yar ee Keita Balde Diao, oo hada u ciyaaro kooxda SS Lazio ee ka dhisan dalyaan...

04/10/2014

Kooxda Manchester City ayaa daqiiqadihii u dambeeysay goolal ay ka dhalisay uga badisay naadiga Aston Villa oo ku ciyaaraysa garoonkeeda Villa Park. Kooxda Villa ayaa la soo shir tagtay difaac sidi...

04/10/2014

Barcelona ayaa halkeedii ka sii waday guulaheedii is daba jooga ahaa ee dhanka horyaalka Spain markii ay garaaceen kooxda Rayo Vallecano waxaana kulanka rikoor daqiiqadihii u badnaa ee gool laga dh...

04/10/2014

Bayern Munich ayaa u muuqatay maanta koox si fiican jaanta iskula heshay kulankii ay garoonkooda casharka balaaran ugu dhigeen naadiga Hannover oo ka tirsanaa Bundesliga. Waxaa goolka koowaad si ca...

04/10/2014

Kooxda kubada ee Liverpool ayaa si adag ku garaacday naadiga West Brom Wich 2-1 kulan ka dhacay garoonka wayn ee Anfield Macalin Rodgers oo dhowaantan u digay Mario Balotelli ayaa wuxuu ku bilaabay...

01/10/2014

Francesco Totti ayaa noqday ciyaartoygii u da' waynaa ee gool dhaliya Champions League markii uu xalay kooxdiisa u dhaliyay goolkii ay ku bareejeeyeen Manchester City. Totti ayaa gool cajaa'ib ah k...

01/10/2014

Address

Eastleigh
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kooxaha:

Share