Mohamednoor

Mohamednoor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamednoor, Media/News Company, Garissa.

03/03/2026

I follow back immediately 💯

28/02/2026

Qof baa kudhintay gantalada IRAN kuriday Saudi Arabia

05/02/2026

Somaliland: Warshadaha iyo hab-fikirka Soomalida.

Maalmo dhawayd Somaliland ayaa xadhiga ka jartay warshad ciidamadu leeyihiin oo dharka u sameysa. Dad kala duwan oo xita ree Somaliland ku jiraan ayaa soo qorayay dawaarle weeye ee warshad maaha.

Dhulka Soomalida waxaa ka jirta shaqo la'aan baahsan. Waxaa kaloo meel walba jirta dakhli yari, oo majiraan warshado waxsoosar laga hello. Waa inagii bishii h**e bahinaynay Magaalo Itoobiya ah oo dhakhligedu maamul gobaledyada Soomaliya ka badan yahay.
Warshadaha dharku waxay ka soo bilawdaan Cudbida soo guristeeda. Darajooyin badan ayay maraan. Laakin, dhamaantod dharka dawaarka ayay ku farsameeyan. Eeg sawirada labada hoose ee warshadaha Itoobiya.

Faa'idoyinka ku jira waa maxay?
1. Warshada farsamada ee bilawga ah waxay keenan in kumanaan dhalinyaro shaqo ka hellaan. Magaalada Hawasa ee Itoobiya, warshado dharka ah oo 50,000 qof fursad ka helleen ayaa jirta.

2. Kumanaanka shaqaale mushahaarkoda canshuurba ka go'da, intaan la gaadhin canshuurta warshadu bixiso, waxaa dhacda in shaqaallaha kaliya lacag Bilyan Bir ah sannadki laga jaro.

3. Waxay yarreeyan masafaadii, kharashkii iyo wakhtigii gali jiray dalabyada allaabaha dibada laga keeno. Warshado gaadiidka ama agabyada kale dibada ka keena oo Itoobiya ku xidh-xidha ayaad arkaysa. Waa kharash dhin, hadhawna sahla in warshadu u kobocdo heer iyadu agabkii kale soo saarato.

4.Adunkana warshadaha way is kabaan, mid waxa ay soo saarto ayaa mid kale gashi u ah(Input). Way yar yihiin cid wax walba hal meela ku soosaarta.

05/02/2026
16/06/2025

Goronka Diyaaraha Tel aviv

Israel ceebtayda qarsanaysaa, kamerooyinki magaala kor kaduubayay oo dhan bay joojiyeen
16/06/2025

Israel ceebtayda qarsanaysaa, kamerooyinki magaala kor kaduubayay oo dhan bay joojiyeen

16/06/2025

waykuhoobanaysaa Israel

16/06/2025

waykubilaabaty israel

Address

Garissa

Telephone

+254708105437

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamednoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamednoor:

Share